Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
China oo lacag ugu deeqday AMISOM

Xukuumada China ayaa Howgalka Midowga Afrika ee AMISOM ugu deeqay lacag gaaraysa $12 million, kuwaasoo ay sheegtay in lagu xoojinayo howgalka Nabad ilaalinta ah ee ciidamada Midowga Afrika ay u joogaan Somalia.

Sarkaalad u hadashay Midowga Afrika ayaa sheegtay in lacagtan ay wax weyn ka tari doonto howgalka ciidamada Midowga Afrika ay ka wadaan Somalia, kuwaasoo la doonayo lagu soo celiyo degenaashaha Somalia.


Dowlada Beijing ayaa sheegtay in lacagtan ay ugu talogashay in dhinaca qalabka ay u adeegsadaan ciidamada AMISOM, kuwaasoo ay sheegtay inay ku jiraan howl ay ku caawinayaan shacabka iyo dowlada Somalia.


Lacagtan ayaa waxay dowlada China kusoo beegmay xili ay Golaha Amaanku muddo afar bilood ah ku kordhiyeen howlgalka Midowga Afrika ee Somalia, iyadoo Ururka Midowga Afrika uu aad u soo dhaweeyay lacagtan.


Ciidamada AMISOM ayaa oo tiradoodu ka badan tahay 17,000 oo askari ayaa kula jirta dagaal Maleeshiyada Al-shabaab oo deegaano badan lagamqabsaday, waxaana tani ay sii xoojinaysaa howlgalka AMISOM ee ka dhanka ah Al-shabaab.


Dhanka kale Dowlada Uganda oo ciidamadeedu ay sadex meelood laba meel yihiin ciidamada AMISOM ee Somalia ku sugan ayaa ku hanjabaysa inay ciidamadeeda kala baxayso Somalia, kadib markii lagu eedeeyay inay taageerto jabahad dagaal kula jirta dalka ay dariska yihiin ee DR Congo.


Inkastoo Mareykanka ay dadaal ugu jirtaan sidii ay Ciidamada Uganda u sii joogi lahaayeen Somalia ayaa hadana Madaxda dalkaas waxay ku adkeysanayaan in hadii aan laga laaban eedeynta loo jeediyay ay isaga baxayaan Somalia iyo dalal kale oo ku yaala Afrika.


GAROWE ONLINE

RELATED:
Roob dabaylo watay oo da'ay Xingalool
Axmed Madoobe oo DF eedeeyay
Garowe: Dr.Farole oo furay Imtixaanka Shahaadiga PL


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: The Show-Down in Jubbaland Deadlocks
CHICAGO , USA 25 May ,2013 (Garowe Online)

Somalia: Jubaland president accuses Federal Gov of 'organizing clan violence'

Somalia: President Hassan and MP Hosh condemn Kenyan-AMISOM troops

Puntland Government Position on Natural Resources in Somalia

Somalia: The Show-Down in Jubbaland Deadlocks

Somalia President Statement at 22nd IGAD Summit (May 24, 2013)

Somalia: Radio Garowe launches new FM station in Bossaso

Deadly battles in central Somalia between Al Shabaab and nomads

Violence in Somalia scares investors, aid workers

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us