Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
PMPF oo ka hadlay hawlgalo

GAROWE ONLINE

Taliska Ciidanka Badda Puntland ‘’PMPF’’ ayaa faahfaahiyey hawlgalo todobaadkan ay ka wadeen deegaanka Garacad oo ka tirsan Degmada Jariiban ee gobolka Mudug oo ay sheegeen in khasaare xoog leh gaarsiiyeen koox burcad badeed halkaasi markab ku haystey ayna hataan go’doon yihiin.

Taliyaha Ciidamada Badda Puntland Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faarax oo la hadlay Radio Garowe ayaa sheegey in saddex ka tirsan burcada ay dileen halka afar kalena ay gacanta ku dhigeen ,isagoona raaciyey in Ciidanka ay saddex asakri kaga dhaawacmeen oo haatan la dabiibayo.

Rajo wanaagsan ayuu ka muujiyey taliyuhu inay ku guuleystaan soo siideynta dad afduub lagu haysto muddo ka badan labo sanno oo uu ku darey inay burcadu dadkaasi dhibaateeyeen.

Dadka deegaanka ayaa soo dhoweeyey hawlgalkan ay ciidamada Badda Puntland ka wadaan deegaanka,waxana dhibaatada burcadu noqotey mid soo kartey dadka oo aan laga dooneyn inay ku dhex-noolaadaan.

Halkan ka dhageyso wareysiga Axmed Cawil la yeeshey Taliyaha PMPF



RELATED:
Gaas oo aas qaran ka qaybgalay
Kulan dhexmaray Gaas iyo Agaasimayaasha guud ee PL
PL; Maliyadda oo tababar qabatay


Advertisement
 

Somalia: Puntland President not adamant about domestic, external threats [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Kenya warplanes target Al Shabaab hideouts again

BU'ALE, Somalia July 22, 2014 (Garowe Online)

Somalia: Federal Govt mediates between warring militias in Hiraan

Somalia: Puntland parliament passes controversial media bill

Somalia: Puntland President not adamant about domestic, external threats [Editorial]

Somalia: Puntland Govt seeking to contain polio spread

Somalia's al Shabaab claim responsibility for Kenya bus attack

Somalia: Federal Govt forms technical committee for south-west state

Somalia: Jubaland forces clash with Al Shabaab militants

Somalia: Allied forces, Al Shabaab clash in deadly battle near Qoryoley

Somalia: Puntland leader, UN delegation discuss plight at Danish-funded Prison facility

UN monitors allege 'conspiracy' to divert Somali assets

One dead after first polio case in Mudug

Somalia: Clan fighting claims over dozen in Hiraan

Somalia: Army commander killed in Al Shabaab ambush

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us