Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Col.Xumad oo ka hadley AMISOM

GAROWE ONLINE

Afhayeenka ciidamada nabad ilaalinta Midowga Africa ee AMISOM Col.Cali Aadan Xumad oo xalay waraysi siiyay Radio Garowe ayaa ka warbixiyay shir jaraaid uu ku qabtay Taliska xalane ee Muqdisho oo ay kaga hadlayeen waxyaabihii u qabsoomay sanadkii tagay, waxa ay qorsheysan 2013 iyo xaaladda amaan ee dalka.

Afhayeen Cali Aadan Xumad ayaa marka hore ka waramaya guulihii ay gaareen ciidamada nabad ilaalinta midowga Africa iyo kuwa DF sanadkii tagay ee 2012,isagoona sheegay inay  la wareegeen gobolo badan oo ay horay ugu sugnayeen ururka Al-Shabaab.

Col. Xumad ayaa sidoo kale ka hadlay qorshaha ciidamada nabad ilaalinta sanadkan 2013 waxa uuna tilmaamay in qodobka ugu weyn oo ay sanadkan qorsheynayaan uu yahay in ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ay gaarsiiyaan heer ay iyaga oo aan caawinad ka  helayn ciidamo  dawlada kale  ka socda ay wadankooda nabadeeyaan taas oo ay ku gaari karaan in laga caawiyo tababarada iyo qalabka.

Sidoo kale afhayeenka ayaa sheegay in shirka jaraaid looga hadlay  baaq uu u diray dhalinyada wili uu ku jiro fikirka ururka alshabaab ,isagoona ugu baaqay in ay ka soo laabtaan kana qeyb qaataan horumarka dalka .

Halkan ka dhagayso Siciid Axmed oo wareystey afhayeenka AMISOM


RELATED:
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Geoff Tooth
Hor-Cad oo xulaysa xubnaha
Dr.Farole oo ka hadlay Jubaland


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe
GAROWE, Somalia May 20, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us