Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
''Xooluhu waa xanuunsanyihiin''

GAROWE  ONLINE

Deegaano ka tirsan Miyiga goboladda Nugaal iyo Mudug ayaa laga soo sheegayaa inay ka dilaaceen cuduro kala duwan oo saameeyey Xoolaha ku dhaqan halkaasi.waxana ka mida Sanbabka ,Jadeecada iyo Shubanka.

Macalin Maxamed Cabdi Muuse oo ka mida dadka deegaanka lana hadlay Radio Garowe ayaa sheegey in xoolaha ay khatar soo wajahdey halkaasi ku dhaqan,waxana uu tilmaamay in deegaano faro badan ay xoolahani iskaga soo hayaameen.

Wasaarada Xaanaanada Xoolaha oo horey u shaacisey inay Hal milyon oo xoolaha Puntland ka talaashey cudurada kala duwan ayuu codsi u dirsadey inay la soo gaaraan dawo iyo talaal si loo badbaadsho xoolaha Puntland.

Warsidaha Garowe Online ayaa dhowaan idiinku soo gudbin doona Warka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Puntland ee ku aadan wax ka qabasha la’aanta deegaanada ka baxsan laamiga.

Halkan ka dhageyso Maxamed Cabdi oo uu wareysanayo Siciid Axmed


RELATED:
Cudurka Dabaysha oo ay ka digtay WHO inuu faafo
Xus lagu qabtay Bossaso
AU-da oo lagu xusay Muqdisho


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers
GAROWE, Somalia May 23, 2013 (Garowe Online)

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us