Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Dacwad dib loo dhigey Muqdisho

Maxkamada Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa dib u dhigtey maanta 20 February,2013 Dacwada Wariye Cabdicasiis Koronto iyo haweeney sheegtey in ciidanka DF Somalia ay kufsadeen oo horey xukun mid hal sanno ah loogu ridey.

Cabdicasiis ayaa la xirey horey oo lagu soo oogey danbiga been abuur inuu ka sameystey DF Somalia ka dib markii uu wareystey Haweeney sheegtey in ciidanka DF Somalia kufsadeen.

Maxakamdeyntan ayaa abuurtey buuq iyo muran xoogan laga soo bilaabo Wakaaladaha dunida u dooda Xuquuqda Aadanaha iyo guud ahaan dadweynaha Soomaliyeed.

Subaxnimadii hore ayuu sheegey Qareenka Koronto u doodaya inuu ku rajo waynyahay siideynta labadan Ruux kadib marka loo fariisto Rafcaanka ka hor intaan todobaadyada soo socda dib loo dhigin.

Xukuumadda DF Somalia ayaa horey looga dalbaday inay soo farogeliyaan Xukunkan oo ay sheegen Madaxweynaha iyo Wasiirka koowaadba inaysan xaq u lahayn farogelinta Nidaamka Garsoorka uuna ka madax banaanyahay.

Marar badan ayaa laga soo sheegey Ciidanka Amaanka Koonfurta Somalia inay tacadiyo u geesteen Dadweynaha,inkastoo DF ay balanqaadey inay wax ka qabaneyso haddana Wakaaladaha Xuquuqda Aadanaha u dooda ayaa aaminsan in weli talaabo cad aysan qaadin DF Somalia.

GAROWE ONLINE

RELATED:
Wafdiga IGAD oo la kulmey ergadii dooratay A.Madoobe
''Midnimada Somalia waa Muqadas''
AMISOM oo ka hadashay Kismaayo


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting
KISMAYO, Somalia May 18, 2013 (Garowe Online)

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

Somalia: Kismayo admin detains ‘troublemakers from Mogadishu’

PM Shirdon launches New Deal for Somalia at Mogadishu event

Somaliland minister rejects control of airspace by Somalia govt

Somalia: Council of Ministers pass Puntland Constitutional Court Law

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us