Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
Dadweynaha oo soo dhoweeyey ururada

Kadib markii maalinimadii shalay madaxweynaha Puntland magaalada Garowe kaga dhawaaqey urur siyaasadeedkii ugu horeeyey waxa isi soo tarayey taageerada dadweynaha qaybahooda kala duwan u muujinayaan hirgelinta iyo furashada axsaabta siyaasada Puntland.

Barnaamijka Aragtida Dadweynaha ee Idaacadda Radio Garowe ayaa maanta 15 November,2012 waxa lagu soo qaatey Aragtida dadka ee ku aadan furashada ururada iyo axsaabta Siyaasada.


Barnaamijkan oo Khadka taleefan looga qayb qaadanayey ayaa dadweynuhu soo dhoweeyeen ururada furashooda iyagoona tilmamay in Puntland waa cusub u baryey.


Dhalinayradii ka qaybgashey ayaa dhankooda sheegey in haatan fursad u helayaan ka qaybgalka siyaasada islamarkaasina ku booriyey in dhamaan laga qayb qaato hanaanka siyaasadeed ee cusub.


Tan iyo markii la asaasey Puntland 1998 xukuumadda talada haysa haatan waxay dadaal xoogan ugu jirtaa inay kaga dhabeyso balanqaadkeedi 2009 oo ahaa in nidaamka axsaabta looga gudbey kii hore ee ahaa wax ku qaybsiga Qabiilka.


GAROWEONLINE

RELATED:
Gaalkacyo oo golle yeelatay
Madaxweynaha PL oo soo gaabshey safarkiisa Mudug
Somaliland oo Taleex ka baxday


Advertisement
 

Vacancy Anouncment Legal Advisor for the Puntland House of Representatives

EDITORS PICK:

Somalia: Somaliland forces withdraw from historic town of Taleh

TALEH, Somalia April 16, 2014 (Garowe Online)

Somalia: Somaliland troops seize Taleh town ahead of clan convention

Somalia: No-confidence motion against President Hassan looms-Sources

Somalia: Kuwaiti Company to construct Airport, University in Puntland

Somalia: Federal Govt, Ethiopian troops clash with Al Shabaab in Bakool

Somalia: PM in Kismayo Port City for official visit

Somalia: National Armed Forces celebrate 54th anniversary

Somalia: Puntland Farmers Day marked with ‘Commendations and Pledges’

Somalia: AMISOM, Jubaland forces rescue Kenyan nationals held by Al Shabaab

Somalia: PM on visit to liberated towns

Somalia: Midnight blaze devours Baidoa market, 7 injured

Somalia: Puntland President attends symposium on security in Galkayo

Somalia: British, French nationals killed in shooting at airport [Report]

Somalia: Briton, French gunned down at Galkayo airport

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us