Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Dagaal ka dhacay Gobolka Bay

Inta la ogyahay 10-qof oo u badan shacab ayaa ku dhintay dagaal iyo rasaas ay ciidamada Ethiopia ku fureen shacabka ku nool deegaanka Goof-guduud oo 30-km u jirta Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.

Dagaalka u dhexeeyay Maleeshiyada Al-shabaab iyo Ciidamad Ethiopia ayaa waxaa ku dhintay 6 ka mid ah dhinacyadii dagaalamay, iyadoo afarta qof ee kalena ay ahaayeen dad shacab ah oo ay ciidamada Ethiopia Rasaas ku fureen.


Goobjoogayaal ku sugan Deegaanka Goofguduud oo uu dagaalku ka dhacay ayaa sheegay in dagaalku uu ahaa mid culus oo qaatay dhowr saacadood oo xiriir ah; dagaalka kadibna ay ciidamada Ethiopia rasaas ku fureen dadka deegaanka.


Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay inay dagaalkaas ku dileen ciidamo fara badan oo Ethiopian ah, ayna ku gubeen gaadiid ay wateen, balse dadka deegaanku ma aysan sheegin gaadiid la gubay, iyadoo Maleeshiyadii Al-shabaab ay isaga carareen halkii uu dagaalku ka dhacay.


Dagaalkan ayaa ku bilowday Markii Al-shabaab ay qarax ku weerartay Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada Ethiopia kuwaasoo ka baxay Baydhabo kuna socday Degmada Bardaale oo ka tirsan Gobolka Bay.


Saraakiisha Maamulka Gobolka Bay ayaa sheegay in dagaalku uu ahaa mid culus, balse aysan sheegin karin khasaaraha ka dhashay, waxayse xuseen in ciidamada Ethiopia ay rasaas ku fureen dadka ku nool Deegaanka Goofguduun ayna halkaas ku dileen dhowr qof oo shacab ah, kuwo kalena ay ku dhaawaceen.


Ururka Al-shabaab oo Degmooyin ka tirsan Gobolka Bay laga qabsaday Horaantii Sanadkan ayaa waxay dadaal ugu jiraan sidii ay dib ugu qabsan lahaayeen gobihii laga saaray, iyagoo dhowr jeer oo hore weeraro ku qaaday ciidamo Ethiopian ah.


GAROWE ONLINE

RELATED:
Maxkamada Bossaso oo ku riday xukuno Jariifayaal
DF oo ka hadashay go’aankii SL
TPEC oo shaacisay xiliga doorashada


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland police receive gender violence training
GAROWE, Somalia May 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

Somalia: Kismayo admin detains ‘troublemakers from Mogadishu’

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us