Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
PL oo ku hawlan sifaynta Galgala

GAROWE ONLINE

Dawladda Puntland ayaa wacad ku martay  inay sii wadi doonto dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shaabab oo ku sugan buurta Galgala xilli toddobaadkan uu agaagasi dagaal ku dhexmaray ciidamada difaaca iyo maleshiyaadka kooxda ee halkasi ku dhuumalaysanaya.

La taliyaha Madaxweynaha Puntland ee dhanka amaanka Axmed Doonyaale oo la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay in kooxahani ka soo qulqulayaan Koonfurta Somalia,wuxuuna xusay in dhawaan la soo afjari doono shacabka iyo dawladuna ay ka midaysan yihiin tirtirada kooxaha firxadka ah.

Doonyaale oo ka hadlayey qaabka ay Al-shabaab ku gaaraan buuraha Galgala ayaa sheegay in dhulka Puntland uu yahay dhulbalaaran ayna jihooyin badan ka soo galaan oo bariga iyo bada ahba,wuxuuna tilmamay inay mid mid iyo lababa ay isku soo racaan isagoona meesha ka saarin in dawladda Puntland ay la socoto dhaq-dhaqaaqa kooxdan ku jabtay dagaalada koonfurtu Somalia.

Madaxweynaha Puntland ayaa horey u shaaciyey in Dagaalyahanada Al-shabaab ka dib markii ay ku soo jabeen dagaaladii Koonfurta Somalia gobollada Waqooyi bari ay gabaad ka soo dhigtaan.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Cali Fantastic la yeesheey Doonyaale


RELATED:
Dagaal khasaaro dhaliyay oo Bakool Ka dhacay maanta
Labo qof oo lagu dilay Muqdisho
Wadooyin laga dhisayo Garowe


Advertisement
 

Vacancy Anouncment Legal Advisor for the Puntland House of Representatives

EDITORS PICK:

Somalia: Federal Govt troops foil attack on police station in central town

BELEDWEYNE, Somalia April 23, 2014 (Garowe Online)

Somalia: Night raid operation targets senior Al Shabaab officials

UN envoy to Somalia condemns MP, journalist murder in Mogadishu

Somalia: Burundi President arrives in Mogadishu on first visit

Somalia: Puntland Police arrest former Federal MP

Somalia: Former warlord refuses to lay down arms

Somalia: Bomb blast in Mogadishu kills Federal MP

Somalia's President stresses need for stability at National Conference on Security

Somalia: Khat plane veers off runway in central town

Somalia: Puntland Defence Forces urged to confront Somaliland, Al Shabaab

Somalia: Military in deadly battle with police in Middle Shabelle

Somalia: Al Shabaab fighters ambush Federal Govt troops in Bay, 6 militants killed

Somalia: Ugandan Guard Unit arrives in Mogadishu for UN personnel, bases protection

Somalia: Somaliland forces withdraw from historic town of Taleh

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us