Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Baaruuda oo laga digey xiliyada Ciida

GAROWE ONLINE

Dhakhaatiirta Puntland ayaa ka digtey dhibaatooyinka ay leedahay Baaruuda caruurtu isticmaasho xiliga Ciidaha ,waxana uu ka digey inay saameyn ku yeelaneyso aragooda.


Dr.Casiis oo kamida dhakhaatiirta ka hawlagasha Puntland guud ahaan haatana ku sugan Garowe lana hadlay Idaacada Radio Garowe ayaa ka waramey dhibaatada ay keeni karto Baaruuda  ay isticmaalaan Caruurtu xiliyada farxada Ciida.


‘’Baaruuda iyo rashka caruurta ciida loo gado dhibaato ay leeyihiiin oo ay kamid tahay indhaha inay ka gasho’’ ayuu yiri Dr.Cabdicaiis.


Waxan uu sheegey Dr.Cabdicasiis oo kamida dhakhaatiirta ugu caansan Indhaha in maalmihii la soo dhaafey loo keeney caruur badana oo indhaha iska dhuftey qalabyada kala duwan ee lagu ciyaaro ciida sida Bastoolada iyo waxa soo raaca.


Bulshada ayuu ugu baaqey cod dheer in laga ilaaliyo ilmaha yar yar oo uu sheegey inay tahay waajib saaran waalidka inay caruurta ka ilaaliyaan dhib waxii u keenaya.

Halkan ka dhageyso Axmed Cawil oo wareysanaya Dr.Cabdicasiis


RELATED:
Khudbadihii laga jeedshay shirka waxbarashada dalka
AMISOM oo Raadaar dawayneysa
Warbixin burcad badeeda Afrika


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo
KISMAYO, Somalia Jun 18 2013 (Garowe Online)

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

Somalia: Gambol Secondary students hold colourful graduation ceremony

Jubaland: Kenya Defence Forces not supporting us

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us