Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Dhakhaatir u baxdey Miyiga

GAROWE ONLINE

Wasaarada Xanaanada Xoolaha Puntland ayaa koox dhakhaatiir ah oo ka kooban afar xubnood u dirtey maanta 18 January,2012 deegaano ka mida Miyiga gobollada Nugaal iyo Mudug.

Kooxdan bixitaankooda ayaa dabojoogey qaylo dhaan shalay ka soo yeertey dadka deegaanka ku dhaqan oo sheegey in xoolahooda cuduro kala duwan ay ku dhaceen islamarkaasina codsadey dawooyinka iyo talaalo in lala soo gaaro.

Dr.Cabdislaaan Warsame oo guddiga baaritaanka hogaaminaya ayaa Radio Garowe u sheegey  inay u kuurgalayaan xaalada Caafimaad ee Hawdka Nugaal iyo Mudug xoolaha ku dhaqan.

Qiimeyn cudurada haya xanuunka iyo baaritaankooda ayaa ugu muhiimsan socdaalka Dhakhaatiirtan haatan sida uu sheegey Dr.Warsame.

Xoolaha iyo wax soosaarkooda ayaa badi waxa ku tiirsan dhaqaalaha Somalida guud ahaan.

Halkan ka dhageyso Siciid Axmed oo wareystey Dr.Cabdisalaan Warsame


RELATED:
Maxkamada Bossaso oo ku riday xukuno Jariifayaal
DF oo ka hadashay go’aankii SL
TPEC oo shaacisay xiliga doorashada


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland police receive gender violence training
GAROWE, Somalia May 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

Somalia: Kismayo admin detains ‘troublemakers from Mogadishu’

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us