Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Dhuubane oo ka digey Mucaarad aan hadaf lahayn

GAROWE ONLINE

Gudoomiyihii hore ee gobolka Mudug Cabdirashiid Cali Xaashi ‘’Dhuubane’’ ayaa fariin u direy siyaasiyiinta damac kaga jiro hogaanka Puntland oo uu sheegey in dalku u baahneyn haatan in laga dhex bilaabo fowdo iyo khalkhalgelin amaan.

‘’Shacabka waxan rabaa inaan u sheego ninkasta oo hada dibadda iska soo xanbabooriya oo maxastiisu joogin dalka waxa uu doonayaa waa  dan u gaar ah’’ ayuu yiri isagoona ka digey Dhuubane Mucaaradka dumiska wada.

Waxa uu soo jeediyey in xukuumadda talada haysa haatan ee Dr.Farole la sugo intay ka dhamaystireyso Geedi socodka DImoqraadiyada Puntland isagoona dhinaca kale ugu baaqey mucaaradka inay furtaan ururo iyo axsaab siyaasadeed hadii ay isbidayaan Kalsoonida dadweynaha.

Gudoomiyihii hore ee gobolka Mudug waxa uu sidoo kale ka hadlay arinta maamul u samaynta Jubooyinka iyo in DF Somalia aysan dhab ka ahayn maamul ka hirgala deegaandaasi balse ku booriyey dadka deegaanka inay ka tashtaan aayahooda.

Halkan ka dhageyso Codka gudoomiyhii hore ee Gobolka Mudug


RELATED:
Khudbadihii laga jeedshay shirka waxbarashada dalka
AMISOM oo Raadaar dawayneysa
Warbixin burcad badeeda Afrika


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo
KISMAYO, Somalia Jun 18 2013 (Garowe Online)

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

Somalia: Gambol Secondary students hold colourful graduation ceremony

Jubaland: Kenya Defence Forces not supporting us

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us