|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
| Last Updated: Apr 3, 2012 - 2:47:55 AM |
|
|
|
 |
 |
|
|
|
Diyaarad ku dhacdey Muqdisho
3 Feb 3, 2012 - 7:32:29 AM
|
Goobjoogayaal ku sugan Muqdisho ayaa u sheegay saxaafada maanta 3,Feb ,2012 in diyaarad nooca basaaska ah oo aan duliye wadin ay ku dhacdey mid ka mid ah xeryaha barakacayaash Muqdisho.
Diyaaradan oo la aaminsanyahay in Maraykanku leeyahay ayaa waxa ciidamo iyo barakacayaal ku sugan xerada Badbaado ay xaqiijiyeen in diyaaradu ku soo dhacdey mid ka mid ah guryaha oo cooshada ka sameysan.
Shiikh Madar waa goobjooge waxana uu sheegay in durbadiiba ciidamada AMISOM soo gaarey goobta si ay u qaadaan haraaga burburka diyaarada ,waxana la sheegay in sanadkii hore sidan oo kale diyaaradi ku dul dhacdey gur ku yaal Muqdisho
GAROWE ONLINE
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|