Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Dr.Farole oo la kulmey Safiirka Yemen

GAROWE ONLINE

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta 28 December,2012 waxa uu qaabiley safiirka Yemen u fadhiya Somalia Ambassador Cali Mascuud  iyo xubno ka socdey dalka Yemen oo wehelinayey.

Wafidgan ayaa waxa uu madaxweynuhu kula kulmey xerada Ciidanka Badda Puntland oo ay ku jiraan muwaadiniin u dhashey dalka Yemen oo dhowaan PMPF ay ka soo badbaadiyeen kooxo burcad badeed ah oo haystaye muddo ku dhow saddex sanno.

Wasiiro ka tirsan Dowladda ,taliyaasha Ciidamada kala duwan ,culimaa’udiin ,waxgarad ,Issimo iyo ganacsato ayaa qayb ka ahaa kulankan .

Safiirku waxa uu Puntland shacab iyo dowladba uga mahadceliyey sida ay iskugu xilqaaameen badbaadinta dadkan muddada badan loo haystey Afduubka,isagoona goobta ka akhriyey warqad mahadnaq ah oo soo dhiibey Taliyaha guud ee amaanka iyo Sirdoonka dalka Yemen.

Ciidanka Badda Puntland ayaa madasha ku soo bandhigey marxaladihii kala duwanaa uu soo marey hawlgalkii lagu soo furtey la-haystayaasha oo qaatey laba todobaad,waxana ay ahaayeen ciidanku kuwa amaanta badan dhamaan masuuliyiintu u soo jeedisey hogaankooda.

La-haystayaashii u dhashey Dalka Yemen oo laga soo furety Markabka Iceberg 1 ayaa ka duuley garoonka diyaaradaha Bossaso ,waxana lagu wadaa in dhowaan sidan oo kale dalalkooda u safraan badmaaxiinta kale.










RELATED:
Maxkamada Bossaso oo ku riday xukuno Jariifayaal
DF oo ka hadashay go’aankii SL
TPEC oo shaacisay xiliga doorashada


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland police receive gender violence training
GAROWE, Somalia May 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

Somalia: Kismayo admin detains ‘troublemakers from Mogadishu’

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us