Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Dr.Juxa oo ka warbixyey safaro

GAROWE ONLINE

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Puntland Dr. Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa faahfaahiyey maanta 17 May,2012  shir lagaga hadlayey afka iyo dhaqanka oo ka dhacay magaalada Gohtenburg ee dalka Sweden uu ka qaybgalay ,waxana soo qabanqaabiyey jaaliyadda reer Puntland eee dalkaasi ku dhaqan.

Cabdi Faarax Juxa ayaa dhinaca kele ka dhawaajiyey inuu safaro ku tegay magaalooyin ka mid ah dalkaasi Sweden iyo Jamhuuriyadda Czech Rebublic oo iyana ay ka dhaceen shirar khuseeya dhaqanka laguna soo bandhigay buugag ka hadlaya dhaqanka iyo suugaanta Somalida uuna ku jirey buuga uu isagu qoray.

Wsiirka waxbarshada Puntland ayaa sidoo kele ka hadlay halka ay marayso barnaamijkii ku saabsanaa hidaha iyo dhaqanka ee ka socday dugsiyada sare ee Puntland wuxuuna xusay inay meelwanaagsan hawshaasi marayso,isagoona dhalinyarada dugsiyada sare ku amaaney inay soo dhaweeyeen kooxihii waday hasha waday.

Halkan ka dhagasyso Juxa warfidiyeenka kula hadlay Garowe


RELATED:
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Geoff Tooth
Hor-Cad oo xulaysa xubnaha
Dr.Farole oo ka hadlay Jubaland


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe
GAROWE, Somalia May 20, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us