Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
Erdogan oo Muqdisho ka degay

Ra'iisal Wasaaraha Turkiga, Recep Tayyib Erdogan, ayaa ka degey caasimadda Soomaaliya, Muqdisho, si uu u muujiyo baahida loo qabo in kordhiyo gurmadka dadka ay abaaruhu waxyeeleen.

Badiyaa ma dhacdo in Hoggaamiye caalami ahi uu booqdo Muqdisho, oo ay burburiyeen dagaallo ka socday in ka badan 20 sano.

Ra'iisal Wasaaraha waxaa wehliya xaaskiisa, gabadhiisa iyo qaar badan oo ka mid ah xubnaha ay ku wada jiraan golaha Wasiirrada.

Inyar ka dib markii uu Muqdisho ka degey, wuxuu Ra'iisal Wasaaruhu soo booqday xearada Badbaado 2, oo ay ku jiraan dad ku soo barakacay Muqdisho.

Toddobaadkan horraantiisii ayuu Guddoomiyay shir dalalka Islaamka oo ugu deeqay Soomaaliya saddax-boqol-iyo-konton milyan oo doollar.

Madaxweynaha Djibouti, Simaaciil Cumar Geelle, ayaa isaguna booqday Muqdisho toddobaadkan horraantiisii.

Qaramada Midoobay waxay ku qiyaastay in 12 milyan oo ruux ay ku gaajoonayaan abaarta Afrikada Bari.

Xigasho BBC Somali
RELATED:
Dagaal ka dhacay Gobolka Bay
Wasiiro looga dhawaqay Baydhabo
Somali laga soo Celiyay Kenya


Advertisement
 

Vacancy Anouncment Legal Advisor for the Puntland House of Representatives

EDITORS PICK:

Somalia: Al Shabaab fighters ambush Federal Govt troops in Bay, 6 militants killed

BAIDOA, Somalia April 17, 2014 (Garowe Online)

Somalia: Ugandan Guard Unit arrives in Mogadishu for UN personnel, bases protection

Somalia: Somaliland forces withdraw from historic town of Taleh

Somalia: Somaliland troops seize Taleh town ahead of clan convention

Somalia: No-confidence motion against President Hassan looms-Sources

Somalia: Kuwaiti Company to construct Airport, University in Puntland

Somalia: Federal Govt, Ethiopian troops clash with Al Shabaab in Bakool

Somalia: PM in Kismayo Port City for official visit

Somalia: National Armed Forces celebrate 54th anniversary

Somalia: Puntland Farmers Day marked with ‘Commendations and Pledges’

Somalia: AMISOM, Jubaland forces rescue Kenyan nationals held by Al Shabaab

Somalia: PM on visit to liberated towns

Somalia: Midnight blaze devours Baidoa market, 7 injured

Somalia: Puntland President attends symposium on security in Galkayo

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us