Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Gaari la soo ceshey Galkacayo

GAROWE ONLINE

Saraakiisha ciidanka Booliska maamulka Galmudug ayaa ku wareejiyay saraakiisha ciidanka Booliiska Gobalka Mudug ee Puntland Hal gaari oo ah nooca loo yaqaano Mark2 ka dib markii kooxo hubaysan ay dhac u gaysteen gaarigan ayagoo ka dhacay dhinaca waqooyi ee Puntland,

Masuuliyiinta maamulka gobolka Mudug iyo saraakiisha ciidanka Booliska Puntland oo tagay dhinaca Galmudug ayaa la kulmay kuwa Galmudug ayagoona kala  soo wareegay gaariga ay dhaca u gaysteen kooxaha hubaysani,

Taliyaha Qeybta booliiska Gobalka Mudug ee Maamulka Puntland Jaamac Maxamed Axmed ayaa Radio Garowe uga warbixiyay sida lagu soo ceshay gaariga laga dhacay magaalada Galkacyo.

Maxamed Jaamac ayaa sheegay in ay hada xiran yihiin ragii gaystay dhaca gaariga, isagoona dhinaca kale ka hadley waxyaabihii u qabsoomey dhinaca amaanka sanadkii tagay ee 2012.

Magalaada Galkacayo xarunta gobolka Mudug ayaa dhowanahan amaankeedu ahaa mid soo hagaagayey ka dib wadashaqeyn maamulka ,ciidanka amaanka iyo dadweynuhu iska kaashadeen.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Faarax Seefle la yeeshey Taliyaha Mudug


RELATED:
Garowe: Dil lagu xakumay ragii dilay Shiikh C/qaadir
Sunta Beeraha oo PL laga digay
Bossaso: Jubaland oo la taageeray


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers
GAROWE, Somalia May 23, 2013 (Garowe Online)

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us