Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
Gaas oo magacaabey Agaasime

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland u Magacaabay Dr Deeq Suleymaan Yusuf.

Qoraalkan oo u qoraa sidatan ayaa naga soo gaarey xafiiska Madaxweynaha cusub ee Puntland Cabdil Cali Gaas.

**Ku Saabsan Deeq**

Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyada ayaa ah Aqoonyahan ku Takhasusay Cilmiga Bulshada waxaana Seddex Degree oo labo ay tahay Master's Level  uu ka qaatay Dalka Ingiriiska gaar ahan Magaalada London.

Waxaana uu si gaar ah u bartay BA (HONS) Social Welfare- Brunel London University, Masters Degree in Refugee Studies University Of East London, Masters Degree Social Work Brunel University London UK.

Deeq wuxuu la soo Shaqeeyay Institute Of Peace and Security Studies oo kamid ah Jamacadda Addis Ababa iyo African Union Qaybta Peace And Security Programme Expert Consultant oo uu u qabilsana Cilmi baarista dib u xasilinta Dalka Somalia.

Dr. Deeq wuxuu ka soo shaqeeyay Dalka Ingiriiska isagoo ka soo qabtay Xilal ay kamid ahayeen Senior Social Worker, Senior Substance Misuse Practitioner, Care Manager, Senior Care Coordinator, Senior Mental Health Practitioner, Senior Community Development Officer.

Sidoo kale Deeq wuxuu ahaa lataliyaha Raisulwasarihii hore ee Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Arrimihii Road Map-ka Gaar ahaan Maamul Wanaagga.

Deeq wuxuu sannadihii ugu Dambeeyay u ku sugna Dalka isagoo Go'ansaday in Dadkiisa iyo Dalkiisa uu wax u qabto.

RELATED:
Gaas oo Odayaal qado u sameyay
Sarakiil AMISOM ah oo Kismayo gaaray
Deegaano laga qabtay Alshabab


Advertisement
 

Somalia: Puntland President not adamant about domestic, external threats [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Federal Govt endorses central state after tripartite deal

MOGADISHU, Somalia July 30, 2014 (Garowe Online)

Somalia: Radio Garowe hosts educational contest for neighborhoods

Hani Garabyare's Journey From Somalia to the Senate

Somalia: Puntland Govt committed to’ implementing democracy’-says President

Somalia minimizes overseas embassies due to shortfall in budget

Somalia: Massive security operation launched in Mogadishu following killings

Somalia: Six killed in renewed fighting over regional influence

Somalia: President Hassan, PM host Iftar Dinner for Puntland delegation

Somalia: State Funeral held for popular musician, MP Saado

Somalia: MP murder sparks widespread condemnation

United States Condemns the Killing of Somali MP Saado Ali Warsame in Mogadishu

Somalia: Female MP gunned down in Mogadishu amid Ramadan rampage

Somali lawmaker shot dead in drive-by shooting

Somalia: Kenya warplanes target Al Shabaab hideouts again

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us