Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Apr 3, 2012 - 2:47:55 AM
Wararka
Garacad oo laga sifeeyey burcada


GAROWE ONLINE

Degmada Garacad oo ka tirsan gobolka Mudug ayaa ah degmo haatan guud ahaanba laga sifeeyay kooxaha burcad badeeda Soomaliyeed oo fariisamo ku lahaan jirey,waxana bulshada iyo waxgaradka ku dhaqan degmadaasi iska kaashadeen in degaanka aan la keenin maraakiibta la af-duubto xiligaan.

Xarunta Radio Garowe ayaa martiqaad ku yimid Cabdiqani Shancad oo ah aqoonyahan ka soo jeeda deegaankaasi ahna afhayeenka maamulka Garacad iyo Cabdicasiis Aw Yuusuf oo horey u ahaa gudoomiyihii degmada Jariiban ,waxana barnaamijkan uga hadlayaan sida bulshadu ugu istaageen ka sifeynta deegaanadooda kooxaha burcad badeeda.

Waxa sidaasi oo kale ay ka hadlayaan oo dul marayaan bilawgii burcadnimada ee deegaanadaasi oo dadku aaminsanaayeen inay difaacayaan xeebaha Somalia oo maraakiibta jiriifku xiligaasi ka buuxsan jirtey ,sidoo kalena waxay soo bandhigayaan dhibaatooyinka burcadu u geysatey nolosha bulshada iyo saameynta balaaran ee ku yeelatey mustaqbalka dhalinta Soomaaliyeed.

Halkan ka dhageyso barnaamijkan oo Axmed Cawil daadihinayo


RELATED:
Odeyasha oo laga baajiyey Turkiga
Dagaal culus oo Dayniile ka dhacay
WFP oo xayiraad lagu soo rogay

Advertisement
 

Somalia: Why rush such an important constitution?[Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia leaders meet at African Union headquarters for constitution, elections process
ADDIS ABABA, Ethiopia May 21, 2012 (Garowe Online)

Statement of the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) at Meeting of Somali Principals

Somalia: Amb. Mahiga warns Somali politicians to stop meddling with selection process

Somalia: Ethiopia military to increase onslaught against Al Shabaab

This week in Somalia

Somalia: Amb. Mahiga calls for ‘transparent’ inquiry to Hargeisa land dispute

Somalia: Roadmap signatories will meet to discuss progress

Somalia: SRSG Statement on Hargeisa Incident

Plenty rain in Somalia

Somalia: Multiple explosions in Mogadishu kill 8

Somalia: Ethiopia commander in Somalia says 'not a problem to liberate Kismayo'

Somalia: Kenya police loot businesses in Dadaab after explosion

Somalia: Statement by the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) Presented at Indian Council on World Affairs

Somalia: MSF to restructure health support in Galgaduud due to deteriorating security

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us