Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Garowe: Koobka kooxaha heerka 1aad

GAROWE ONLINE

Garoonka kubadda cagta Mire Awaare ee Garowe waxa lagu soo gabagabeeyey tartankii kooxaha heerka koowaad ee magaalada oo dhowaanahan ka socdey halkaasi ayna ka qaybgaleen ilaa 8 kooxood oo u kala ciyaarayey qaar xarumaha dowaldda iyo shirkadaha ganacsiga magacaydooda.

Kooxaha Horseed,Dowladda Hoose ,Barakacayaasha ,SBC ,Saxansaxo ,Somda ,Nation-Link iyo Maamuus ayay kala ahayaaen kooxuhu oo ugu daynbeyntii kooxaha Somada iyo Nation-Link isugu yimaadeen.

Inkastoo 90-daqiiqo ee ciyaartu socotey lagu kala bixi goolalna iska dhalin kari waayeen haddana waxa la aadey dhinaca Gool kulaadyada (Rikoore) oo u sahashey kooxda Nation-Link inay hanato koobki ugu horeyey ee kooxaha heerka koowaad loo qabtey.

Dhinaca tarabuunka Mire Awaare ayaa waxa ku kala qaybsanaa taageerayaasha labada kooxood oo qaar kamida horey afka ciida loogu soo darey balse ku adkeystey daawashada ciyaartan xiisaha gaar ah leh waxana sacabka iyo sawaxankooda laga maqlayey qaybo kamid ah Garowe halka farxada kooxda adkaateyna ilaa xalay laga dareemayey guud ahaan wadooyinka magaalada.

Xarunta Idaacada Radio Garowe ayaa maanta 27 June,2012 waxa soo booqdey qaar kamida ciyaaryahanadii koobka qaadey waxana ugu horeyn ay mahad u soo jeediyeen maamulka shirkada isgaarsiinta Nation-Link oo ay sheegeen in taageero iyo dhiirigelin ay la garabtaagnayeen intii uu socdey tartankani.

Wareegyada kubadda cagta ee loo qabto dhalinyarada ayaa banooniga ka sokow waxa jira in ka galaan khaanada isdhexgalka bulshada ,wacyigelinta nabadgelyada iyo weliba in dhalinta laga jeedinayo falalka argagixisanimo ama ku biiritaanka kooxaha burcad badeeda ah.

Halkan ka dhageyso Fahad Jaamac oo wareystey ciyaartoyda Nation Link


RELATED:
Wafdiga IGAD oo la kulmey ergadii dooratay A.Madoobe
''Midnimada Somalia waa Muqadas''
AMISOM oo ka hadashay Kismaayo


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting
KISMAYO, Somalia May 18, 2013 (Garowe Online)

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

Somalia: Kismayo admin detains ‘troublemakers from Mogadishu’

PM Shirdon launches New Deal for Somalia at Mogadishu event

Somaliland minister rejects control of airspace by Somalia govt

Somalia: Council of Ministers pass Puntland Constitutional Court Law

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us