Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Kooxo u baxay wejiga 2aad tirakoobka

GAROWE ONLINE

Xarunta Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga Puntland ee magaalada Garowe ayaa maanta 09 February,2013 waxa gobollada Puntland uga baxay Kooxo dhalinyaro ah kuwaasi oo tirokoob ku soo sameynaya dadka reer guuraaga Puntland.

Gobol kasta waxa ku baxaya 20 qof oo ka kooban shan kooxood ,waxana la tagaya Tuulooyinka iyo baadiyaha Puntland kadib markii wajigii hore lasoo tiro koobay Magaalooyinka waaweyn ee Puntland.

Tirakoobkan oo wasaarada Qorshayntu ka kaashaneyso Hayada UNFPA ayaa waxa loo gogol xaarayaa tirakoobka guud ahaan Puntland dadkeeda iyo kan Somalia 2014.
RELATED:
Gudiga kormeerka oo la mgacaabay
Puntland ayaa ka hadashay weerarkii UNDP Muqdisho
Barlamanka oo ka doodaya Guardfu


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland Strongly Condemns Terrorist Attack on U.N. Compound in Mogadishu

PRESS RELEASE 20 June 2013

South African killed in Somalia named

Somalia: PM Shirdon condemns attack on UN compound

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us