Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Kulan looga hadlay Xoolaha Garowe

GAROWE ONLINE

Xarunta wasaarada Xanaanada Xoolaha Puntland ayaa maanta 27 January,2012 lagu qabtey shir maalinle ah oo looga hadlayey ka faa'ideysiga xoolaha.

Kulankan oo ay ka soo qayb galeen 50 xubnood oo ka kala socday wasaaradda xannaanada xoolaha, qaar ka mida madaxda labada gole ee Dowladda Puntland,dowladaha hoose ee magaalooyinka Qardho,Bossaso Galkacyo iyo Garowe,xubno ka socday hay'hdaha maxalliga, kuwo caalaamiga ah ee bahwedaagta la ah wasaaradda xanaanada xoolaha & qaar ka mida ganacsatada xoolaha ayaa ahaa mid laysku dhaafsanayay Afkaar ku aaddan sidii la isaga kaashan lahaa ka mira dhalinta tayaynta xoolaha Puntland.

Wasiir ku xigeenka wasarada Xanaanada xoolaha Dowlada Puntland Mudane,Nuur Axmad Yuusuf ayaa warbaahinta uga warbixiyay,wuxuna ku tilmaamay shirkaasi ujeedkiisa inuu yahay sidii la isaka kaashan lahaa daryeelka xoolaha loogana faa'iidayn lahaa ka manaafacaadsigooda,isagoona dadka xoola dhaqatada ah ugu baaqay inay dhankooda kor u qaadaan daryeelka xoolaha.

Halkan ka dhageyso Sooyaal wareysiga uu ka qaadey wasiir ku xigeenka


RELATED:
Howlgalo dad lagu qabtay Muqdisho
Qarax ka dhacay Suuqa Baydhabo
PL: Suxufiyiinta oo la barayo tebinta Doorashooyinka


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: The Show-Down in Jubbaland Deadlocks
CHICAGO , USA 25 May ,2013 (Garowe Online)

Somalia: Bomb in busy Baidoa market kills 1, injures 14

Somalia: Puntland students sit for final exams

Somalia: Jubaland president accuses Federal Gov of 'organizing clan violence'

Somalia: President Hassan and MP Hosh condemn Kenyan-AMISOM troops

Puntland Government Position on Natural Resources in Somalia

Somalia: The Show-Down in Jubbaland Deadlocks

Somalia President Statement at 22nd IGAD Summit (May 24, 2013)

Somalia: Radio Garowe launches new FM station in Bossaso

Deadly battles in central Somalia between Al Shabaab and nomads

Violence in Somalia scares investors, aid workers

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us