Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
Midnimo oo Garowe ka furmey Shirkoodi

Urur siyaasadeedka Midnimo ayaa maanta 02 February,2013 waxa shirweynihiisi uga furmey Magaalada Garowe oo ay ka qaybgalayaan ergo gaaraysa 300 kuwaasi oo ka kala yimid deegaanada Puntland.

Inta uu socdo shirweynuhu ayaa lagu wadaa in la doorto hogaanka sare ,golaha dhexe iyo weliba meel marinta xeerarka iyo barnaamij siyaasadeedka Ururka.

Dhinaca Kale isla magaalada Garowe ayaa maanta waxa ka furmey Shirweynaha Urur siyaasadeedka UDAD oo isna ay ka qaybgalayaan ergo 120 gaaraysa oo lix gobol oo Puntland ah ka socotey.

Faahfaahinta Shirarkaasi kala soco warsidahan wararkeena xiga.

GAROWE ONLINE

RELATED:
B.Fanka Ciida & Radio Garowe
Garowe sidee maanta loga ciiday?
Gaas''Way naga go'an tahay in la hirgaliyo dimoqraadiyad ''


Advertisement
 

Somalia: Puntland President not adamant about domestic, external threats [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland Govt committed to’ implementing democracy’-says President

GAROWE, Somalia July 28, 2014 (Garowe Online)

Somalia minimizes overseas embassies due to shortfall in budget

Somalia: Massive security operation launched in Mogadishu following killings

Somalia: Six killed in renewed fighting over regional influence

Somalia: President Hassan, PM host Iftar Dinner for Puntland delegation

Somalia: State Funeral held for popular musician, MP Saado

Somalia: MP murder sparks widespread condemnation

United States Condemns the Killing of Somali MP Saado Ali Warsame in Mogadishu

Somalia: Female MP gunned down in Mogadishu amid Ramadan rampage

Somali lawmaker shot dead in drive-by shooting

Somalia: Kenya warplanes target Al Shabaab hideouts again

Somalia: Federal Govt mediates between warring militias in Hiraan

Somalia: Puntland parliament passes controversial media bill

Somalia: Puntland President not adamant about domestic, external threats [Editorial]

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us