Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
Kulan Garowe ku dhexmarey PL & UN-ka

GAROWE ONLINE

Xarunta Madaxtoyada Puntland ee Garowe ayaa maanta 21 November,2012 waxa ka furmey shir balaaran oo madaxda iyo masuuliyiinta Puntland la leeyihiin saraakiil ka socotey hayadaha Qaramada Midoobey xafiisyadooda Nairobi ,Geneva iyo New York.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa shir gudoominayey ,waxana fadhiyey ku xigeenka Gen.Cabdisamad Cali Shire qaar ka mida wasiirada ,iyagoona 16 ay gaarayeen xubnaha ka socdey Qaramada Midoobey.

Kulanka ayaa ahaa mid dib loogu eegayo qaabka ay u wada shaqeynayaan Qaramada Midoobey iyo Somalia maadaama laga baxay KMG-nimadii,waxana horey u soo mareen Muqdisho iyo Hargeysa oo kala hadleen sidan oo kale.

Maalinta beri ah ayaa lagu wadaa inuu soo gabogaboobo lagana soo saaro qodobo loo gudbinayo Qaramada Midoobey oo dib ugu laaban doona New York si ay warbixintooda u hordhigaan Xoghayaha Qaramada Midoobey Ban Ki Moon horaanta 2013.









RELATED:
Caafimaadka PL oo laga hadlay
C.wali oo Muqdisho ku laabtay
Wasiirka Amniga Puntland oo booqday ciidanka Tukaraq


Advertisement
 

Vacancy Anouncment Legal Advisor for the Puntland House of Representatives

EDITORS PICK:

Somalia: Military in deadly battle with police in Middle Shabelle

JOWHAR, Somalia April 18, 2014 (Garowe Online)

Somalia: Al Shabaab fighters ambush Federal Govt troops in Bay, 6 militants killed

Somalia: Ugandan Guard Unit arrives in Mogadishu for UN personnel, bases protection

Somalia: Somaliland forces withdraw from historic town of Taleh

Somalia: Somaliland troops seize Taleh town ahead of clan convention

Somalia: No-confidence motion against President Hassan looms-Sources

Somalia: Kuwaiti Company to construct Airport, University in Puntland

Somalia: Federal Govt, Ethiopian troops clash with Al Shabaab in Bakool

Somalia: PM in Kismayo Port City for official visit

Somalia: National Armed Forces celebrate 54th anniversary

Somalia: Puntland Farmers Day marked with ‘Commendations and Pledges’

Somalia: AMISOM, Jubaland forces rescue Kenyan nationals held by Al Shabaab

Somalia: PM on visit to liberated towns

Somalia: Midnight blaze devours Baidoa market, 7 injured

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us