Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Shir looga hadlay Horumarinta JPLG

GAROWE ONLINE

Xarunta Madaxtoyda Garowe ayaa maanta 20 February,2013 lagu qabtey kulan looga hadlayey Horumarinta barnaamijka Degmooyinka Puntland ka socda ee Qaramada Midoobey wado JPLG.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ayaa shir gudoominayey ,waxana ka soo qaybgalay wasiirka Arrimaha Gudaha Gen.Cabdulaahi Axmed Jaamac Ilkajiir ,wasiirka Qorshaynta Dr,Daa'uud Maxamed Cumar ,Wasiirka Gaadiidka iyo Hawlaha guud Eng.Daahir Xaaji Khaliif ,wasiir ku xigeenka Haweenka Caasho Maxamuud Axmed iyo hawlwadeenada Mashruucan.

Degmooyinka Bossaso ,Qardho ,Garowe ,Eyl ,Bayla ,Jariiban iyo Galkacayo oo golle deegaan laga sugayo ayuu ka shaqeeyaa Mashruucan ay ku midoobeen shan hayadood oo ka mida Qaramada Midoobey.

Kulankan ayaa si gaar ah looga hadlayay Baahinta Xukunka deegaanada fog fog oo Dowladaha hoose ,madaxda Maamulka iyo wasaraadaha bahwadaagta ahi ka doodeen islana falanqeeyeen qaabka ugu haboon ee loo dardargelin karo shaqada.

Dhowaan ayaa shan sanno oo kale lagu darey mashruucan oo badi awood dhaqaale siiyaa dowladaha hoose ee degmooyinka uu ka shaqeeyo.

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Gen.Cabdulaahi Ilkajiir ayaa ku tilmaamay JPLG mid faa'ido badan u keeney bulshada Puntland isagoona tilmaamayey wadooyinka .suuqada laga hirgeliyey iyo mashaariicda kale ee la socota.

Horey ayaa "Joint Program Local Goverments'' JPLG waxa u amanaay Madaxweynaha Puntland waxqabadkiisa ,isagoona sheegey inuu yahay mid kamida mashaariicda dhaqalahooda gacanta loo geliyo Puntland si u dhistaan una horumarsadaan deegaankooda.









RELATED:
Garowe: Doorka haweenka PL ee doorashada oo laga shiray
AMISOM: ''Amniga waan sugaynaa''
Xildhibaano ka laabtay Mooshin


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections
GAROWE, Somalia May 22, 2013 (Garowe Online)

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us