Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Garowe: Tartan lagu soo gabagabeeyey

GAROWE ONLINE

Xarunta Laybareeriga magaalada Garowe ayaa maanta 08 November,2012 waxa lagu soo gabagabeeyey tartan ardeyda dugsiyada sare ka dhaxeeyey oo ku saabsanaa curinta Afka-Somaliga gaar ahaan gabayada iyo maansooyinka.

Hayada Somali Family Service ayaa soo qaban qaabisey,waxana ka qaybgalay dugsiga sare ee Al-Waaxa iyo Dugsiga sare ee Al-Nawaawi oo laga soo xuley 18 ardey kuwaasi oo 6 ka mid ahi u soo baxeen wareegii saddexaad.

Madaxa qaybta warbaahinta ee Laybareeriga Maxamed Daahir Yuusuf
ayaa ku sheegay barnaamijkaan mid sii socon doona islamarkaasina gabagabadiisa abaalmarino lagu gudoonsiiyey kuwii ugu heer sareeyey.

Ardayada tartanka ka qayb galaysay ayaa soo bandhigay gabayo ay curiyeen
gaar ahaan wiilasha ayaa soo jeediayay gabayadasi,halka gabdhuhuna ay soo diyaariyeen curisyo ku saabsan dhibaatada ay bacuhu ku hayaan deegaanka iyo caafimadka dadka.

Agaasimaha Laybareeriga Cabdirashiid Maxamed ayaa isna ka hadlay goobta lagu soo xirayay tartanka uu ardayda u qabtay ururku ,waxana uu dhalinta uu u sheegay in loo baahanyahay in tartamada dambe loo baahanayahy inay noqdaan kuwo lagu tartamo ka shaqeynta amniga iyo maamul wanaaga.

Barnaamijkaan ku saabsanaa kubcinta Afka-Somaaliga ayaa tartankiisa uu soo bilaabay laybareerigu 21 octoobar bishii la soo dhaafay taasoo ku beegnayad xiligii la qoray afka Somaaliga.

Halkan ka dhageyso Warbixinta Cawil Axmed ka diyaariyey munaasabada


RELATED:
UNDP Muqdisho oo dablay hubaysani gudaha u galeen
Shirka waxbarashada dalka oo furmay
AMISOM oo Raadaar dawayneysa


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏
MOGADISHU, Somalia June 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us