Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Garowe: Urur kale oo lagu dhawaaqey

GAROWE ONLINE

Inkastoo maalinka bariya galinka danbe ay ku eg tahay mudada diiwaan galinta Ururada siyaasada Puntland,hadana gudaha magalada Garoowe waxaa caawa mar kale looga dhawaaqay Urur-siyaasadeed cusub oo la yiraahdo Wadajir.

Munaasibadii lagu soo bandhigayay oo ka dhacdey Hoolka Waamo ayaa waxaa kasoo qayb galay waxgarad,nabadoono caan ah iyo haween.

Urur-siyaasadeedka Wadajir waxaa gudoomiye ku meel gaar ah ka ah Cabdilaahi Xasan Maxmuud oo ku magac dheer (Spaanish) wuxuna ku sugan yahay dalka Spain.Qadka talleefoonka ayuu khudbad ku saabsan ururka iyo hadafkiisa kasoo jeediyay,wuxuna tilmaamay inay dhexda u xirteen sidii bulsahda Puntland loo gaarsiin lahaa himilooyinkeeda.

Cabdirashiid Cadi Xasan oo ah xiriiriyaha Ururka wadajir ayaa goobta kas oo jeediyay khudbad kooban oo ka hadlaya asbaabta loo yagleeyay ururkaani ,wuxuna sheegay inay tahay ka dib markii aasasayasha ay wadatashiyo badan la sameeyeen qaybaha kala duwan ee bulshada ka dib ay ku dhalatay in la sameeyo urur siyaasadeed ku loolama madaxtinada Dowlada Puntland.

"Ururka wadajir waxa uu u taagan yahay midnimada umada Puntland,wuxuna kasoo horjeedaa dhibkasta oo kusoo fooleh shacabka,wuxu sidoo kale taageersan yahay shareecada islaamka iyo dastuurka Puntland u yaala"Cabdirashiid ayaa khudbad arinkaasi ka hadlaysa ka soo jeediyay goobta.

Ka soo qayb galayaashii qaarkood oo ka hadlay munaasibada soo bandhigista Urur siyaasadeedka Wadajir ayaa tilmaamay inay ku farax san yihiin ururada siyaasada ee kusoo badanaya gobalada Puntland,waxayna ku tilmameen inay tahay horumar kusoo kordhay dalka iyo arin is-badal wayn keeni karta.

Urur-siyaasadeedka wadajir ayaa waxa uu ka qayb noqonayaa Ururada horey uga mid ahaa saaxada siyaasada ee Puntland kuwaasoo gaaraya ilaa sagaal urur.waxana markii ay diwaagelintu dhamaanto loo diyargaroobayaan tirakobka dadweynaha ka hor intan la qaban doorashada golayaasha deegaanka May2013.
 















Halkan ka dhageyso Warbixinta Faarax Seefle ka diyaarshey Ururkan


RELATED:
Cudurka Dabaysha oo ay ka digtay WHO inuu faafo
Xus lagu qabtay Bossaso
AU-da oo lagu xusay Muqdisho


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers
GAROWE, Somalia May 23, 2013 (Garowe Online)

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us