Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Saxaafada oo laga xusey Garowe

GAROWE ONLINE

Hoolka Shirarka Hayada PDRC ee magaalada Garowe ayaa maanta 21 January,2013 lagu qabtey xuska maalinka saxaafada Soomaliyeed oo ku beegneyd maanta.

Masuuliyiin ka socdey labada gole ee dowladda Puntland ,Sxafiyiinta ,culimo iyo aqoonyahano ayaa ka qaybgalay munaasabada Garowe lagu qabtey ee maalinka Saxaafada Soomaliyeed.

Dhamaan dadkii hadalada ka soo jeediyey xaflada waxay ku dheeraadey muhiimada maalinka ay saxaafada u leedahay iyo wariyaasha oo lagula dardaarmey inay u dhabar adeegaan adeega umaddooda.

Suugaan ayaa laga soo jeediyey intii ay socotey xafladan ,waxana PDRC ay balan qaadey inay siiw adi doonto taageerada ay u fidiso warbaahinta Puntland.

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa soo xirey xuskan Garowe lagu qabtey waxana uu ku dheeraadey xaalada Saxaafada Puntland iyo baahida loo qabo inay ka qayb qaadato horumarka dalka ka socda gaar ahaa nidaamka Xisbiyada badan.

Somalia ayaa ah dalka loogu waxyeelo badanyahay Wariyaasha Dunida ,waxana iskugu darsamey Dhaqalalaha ay helaan oo kooban iyo eed dhinac walba ka soo gaareysa oo mararka qaar gaarta heer khaarijis ah.mana jirto ilaa iyo hadda cid loo qabtey ilaa 18 wariye oo sanadkii tagay la diley Somalia.

Halkan ka dhagyso Warbixinta Siciid Soona  ka diyaarshay Xuska


RELATED:
Khudbadihii laga jeedshay shirka waxbarashada dalka
AMISOM oo Raadaar dawayneysa
Warbixin burcad badeeda Afrika


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo
KISMAYO, Somalia Jun 18 2013 (Garowe Online)

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

Somalia: Gambol Secondary students hold colourful graduation ceremony

Jubaland: Kenya Defence Forces not supporting us

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us