Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
Gen.Muxidiin oo qarax ka badbaadey

Taliye ku xigeenka booliska Puntland Gen.Muxidiin Axmed Muuse ayaa goor dhoweyd saaka 11 February,2013 magaalada Galkacayo waxa uu ka badbaadey qarax lala beegtey gaarigiisa kadib markii naftii hure uu gaari laga soo buuxshey walxaha qaraxa beegsadey gaariga taliyaha.

Ilaa iyo hadda saddex asakri oo ka mida ilaaladiisa ayaa la xaqiijiyey dhaawacooda ,waxana GO ilo wareedyo u raaciyeen in dhaawac fudud uu soo garay taliyaha.

Qaraxan ayaa ka dhacay agagaarka Taliska Booliska Mudug waxana loo adeegsadey Gaari nooca Mark 2 loo yaqaaan oo laga soo buuxshey walxaha qarxa iyadoona naftii hurihii waday uu ku dhintey.

Goobta waxa ku sugan haatan ciidamada amaanka Puntland oo wada baaritaano ku saabsan qaraxa iyo gaariga loo adeegsadey,waxana Isbitalka la geeyey dhaawacii uu ka mid yahay taliye Muxidiin oo xaaladiisa caafimaad ay wanagsantahay.

Garowe Online wararkeena danbe kala soco faahfaahinta Qaraxan iyo codadka masuuliyinta Booliska.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Wasiirro PL ah oo booqday meesha lagu asay Saado Cali
PL oo la heshiiyay Yeman iyo Jabuuti
Wasiiro PL ah oo Muqdisho aaday


Advertisement
 

Somalia: Puntland President not adamant about domestic, external threats [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: State Funeral held for popular musician, MP Saado

MOGADISHU, Somalia July 24, 2014 (Garowe Online)

Somalia: MP murder sparks widespread condemnation

United States Condemns the Killing of Somali MP Saado Ali Warsame in Mogadishu

Somalia: Female MP gunned down in Mogadishu amid Ramadan rampage

Somali lawmaker shot dead in drive-by shooting

Somalia: Kenya warplanes target Al Shabaab hideouts again

Somalia: Federal Govt mediates between warring militias in Hiraan

Somalia: Puntland parliament passes controversial media bill

Somalia: Puntland President not adamant about domestic, external threats [Editorial]

Somalia: Puntland Govt seeking to contain polio spread

Somalia's al Shabaab claim responsibility for Kenya bus attack

Somalia: Federal Govt forms technical committee for south-west state

Somalia: Jubaland forces clash with Al Shabaab militants

Somalia: Allied forces, Al Shabaab clash in deadly battle near Qoryoley

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us