Home
  Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
KLM Europa 2008
Last Updated: Jul 4, 2009 - 8:15:06 AM
Wararka
Gobolka Barri oo ka badisay Nugaal


Ciyaarihii ka furmay 20-ka bisha Novembar garonka Mire Awaare ee caasimada MGPL ayaa galabta la soo gabagabeyay, waxaana kulankii Finalka ku wada kulmay Koxaha madalayey Gobolada Nugaal iyo Bari, ciyaartaasi oo daawashadeeda ay ka soo qeybgaleen in ka badan Labo Kun oo qof iyo Musharaxiinta Puntland.

Ciyaartan oo ka mid ah Isreebreebka gobobolada Soomaaliya ayaa waxaa ku soo baxay Nugaal iyo Bari oo ka qeybgeli doona Koobka Gobolada Soomaaliya kaasoo la filayo in uu dhaco bilowga sanadka 2009-ka, walow aan la cayimin halka uu ka dhacayo balse loo badinayo in uu ka dhaco magaalada Garoowe.

Ciyaartan oo aheyd mid aad u xiisa badan isla markaana ay u soo daawasho tageen taageerayaasha Kooxaha Bari iyo Nugaal, kuwaasi oo garoonka soo buuxiyay ka hor inta aysan ciyaarta bilaawan waxaana ciyaartan ay dadweynaha ku dhalisay xiiso gaar ah.

Kooxda Gobolka Bari ayaa labo iyo waxba kaga badisay kooxdii madaleysay Gobolka Nugaal walow ciyaartan ay aheyd mid aan la bixineyn Koob, balse la bixinayo abaal marino kala duwan, waxaana labada koox ay u soo gudbeen ka qeybgalka tartanka koobka K/cagta ee gobolada Soomaaliya.

Dhinaca kale xiriirka K/cagta Soomaaliyeed oo soo qaban qaabiyay ciyaarahan ayaa ka dhex dhuxulaney ciyaaryahanadii ka soo qeybgalay tartankan ciyaartoy madasho Qaranka Soomaaliyeed.

Garowe Online, Garowe

RELATED:
Sarkal ka gostey Maxkamdaha oo hadley
Warbixin: Dagalka oo xogeystey
Madaxweynaha PL oo ka qayb galey xuskii 1 July Minnesota

Advertisement
 

Analysis: Somalia aid tied to shaky government

EDITORS PICK:

Somalia: Mogadishu violence, exodus continue for third day
MOGADISHU, Somalia July 3 (Garowe Online)

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us