Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Duqa Qardho oo tagay tuulooyin

GAROWE ONLINE

Maamulka degmada Qardho ayaa safar ku maraya deegaano iyo tuulooyin hoostaga magaalada,waxayna u kuurgalayaan xaaladaha amni,Nolol iyo sidii ay gacan uga gaysan lahaayeen adeegyada nolosha asaasiga u ah.

Duqa Degmada Qardho Maxamed Siicd Ciise (Hogaamo la roor) oo la hadlay Radio Garowe isagoo ku sugan tuulada Busoonow ayaa sheegay in tuulooyinka qaarkood ay wax ka gaarsiinayaan Barnaamijka horumarinta degmooyinka ee JPLJ.


Gudoomiyaha ayaa sidoo kele sheegay inay dadka ay ku dhiirigeliyeen inay wax-qabsadaan dawlada iyo maamulka degmaduna ay gacan ka siinayaan.


Duqa Qardho ayaa waxa kele oo uu sheegay in maanta ay Qardho ka dhagax dhigeen wadooyin laga hirgelinayo iyo Garoon kubbada Cagata ah.

Halkan ka dhagayso Gudoomiyaha Qardho oo Axmed Cawil u waramay


RELATED:
Cudurka Dabaysha oo ay ka digtay WHO inuu faafo
Xus lagu qabtay Bossaso
AU-da oo lagu xusay Muqdisho


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers
GAROWE, Somalia May 23, 2013 (Garowe Online)

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us