Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
''Xilligii doorashada lama gaarin''

GAROWE ONLINE

Maamulka gobolka Bari ayaa maanta 6 March, 2012 soo saaray wareegto digniin loogu dirayo Cabdulahi Siciid Samatar kaasoo sheegtey inuu yahay musharax.

Cabdi.Samad Maxmed Galan gudoomiyaha gobolka Bari oo saxaafadda la hadlay ayaa xusay inay jiraan guddi doorasho oo jaangoynaya xilliga doorashada iyagana laga dhursagayo,balse waxa uu sheegay inaan loo baahanayn in iyadoo aan la gaarin la bilaabo olole kaasoo keeni karo amni xumo.


Hadalkan ayaa waxa uu ka danbeeyey xili maalintii shalay 5 March,2012 garoonka diyaaradaha Bossaso uu ka soo dagay Cabdulahi Siciid Samatar oo sheegay in uu yahay musharax u loolami doona madaxtinimada Puntland.


Cabdulahi Siciid Samatar oo maamulkii Madaxweynihii hore ee Puntland Cadde Muse iyo midka Madaxweynaha iminka Mud. Cabadiraxman Farole ka noqdey Wasiirka amniga ayaa xilkiisa ku waayey kadib markii afduubyo iyo dilal qorsheysan hareeyeen Puntland.


Halkan ka dhageyso warsaxfadeedka Cabdi Samad Maxamad Galan


RELATED:
Muqdisho: Al-shabaab oo sheegtay weerarka UNDP
''Tirada Qaxootigu waa 7.6 Malyan''
Shirka waxbarashada dalka oo furmay


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏
MOGADISHU, Somalia June 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us