Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
HRW oo eedeysey DF Somalia

Human Rights Watch ayaa ku eedeysey maleeshiyo taabacsan DF Somalia inay dilal qorshaysan iyo falal ka baxsan bini’aadanimada goobaha ay dhowaan ka sifeeyeen kooxda Al-shabaab koonfurta Somalia.

Warbixin cusub oo maanta 29,March 2012 ka soo baxdey HRW ayaa lagu sheegey tan iyo markii ay ciidamada Ethiopia iyo maleeshiyadka raacsan DF Somalia ay ka saareen Al-shabaab Beledweyne iyo Baydhabo inuu xaalku sii noqdey mid aad u liita.

Sida laga soo xigtey warbixinta muwaadiniin ayaa ciidamada amaanku toogteen ama xireen kuwaasi oo la aaminsanyahay inay xiriir la leeyihiin kooxda Al-shabaab ama taagersanyihiin.

Sidoo kale warbixinta ayaa lagu cadeeeyey in kooxda ku xiran Al-Qacida ay weli weeraro ku soo qaado ciidamada Ethiopia iyo xoogaga isbahaystaan.

Dhinaca kale Aadan Axmed Cumar oo ah taliye ciidamada dowladda Somalia Baydhabo ku sugan ayaa beeniyey eedeymaha ay soo jeedisey Human Rights Watch waxan uu ku tilmaamey kuwo been abuur ah asalna aan lahayn.

‘’Anagu qofna ma dilno ,cidnana ma jirdilno ,hadii ay noqoto inaan cid soo xirno maxkamada ayaanu u gudbinaa’’ ayuu raaciyey isaga oo u waramayay midka mid ah idaacada dalka.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Howlgalo dad lagu qabtay Muqdisho
Qarax ka dhacay Suuqa Baydhabo
PL: Suxufiyiinta oo la barayo tebinta Doorashooyinka


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: The Show-Down in Jubbaland Deadlocks
CHICAGO , USA 25 May ,2013 (Garowe Online)

Somalia: Bomb in busy Baidoa market kills 1, injures 14

Somalia: Puntland students sit for final exams

Somalia: Jubaland president accuses Federal Gov of 'organizing clan violence'

Somalia: President Hassan and MP Hosh condemn Kenyan-AMISOM troops

Puntland Government Position on Natural Resources in Somalia

Somalia: The Show-Down in Jubbaland Deadlocks

Somalia President Statement at 22nd IGAD Summit (May 24, 2013)

Somalia: Radio Garowe launches new FM station in Bossaso

Deadly battles in central Somalia between Al Shabaab and nomads

Violence in Somalia scares investors, aid workers

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us