Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Hanbalyada xoriyada dalka Jabouti

Dowaldda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa maanta 27 June,2012 waxay hanbalyo u dirty ku aadan dowaldda walaalaha aynu nahay ee Jabouti oo maanta ku beegneyd sanadguuradii 35-aad ee ka soo wareegtey xiligii ay ka xoroobeen gumeystihii Faransiiska.

Kusimaha madaxweynaha ahna madaxweyne kuxigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ayaa warqad qoraal ah u direy madaxweynaha Jabouti Mudane Ismaaciil Cumar Geele oo uu ugu hanbalyeynayo muaanasabada xoriyada Jabouti.

‘’Mudane Madaxweyne ,Anigoo ku hadlaya magaca madaxweynaha Dowladda Puntland ee Soomaliya ,magaca xukuumadda ,kan shacabka reer Puntland iyo kaygaba waxaan kusoo gudbinayaa hambalyo iyo bogaadin kal gacal iyo walaalnimo ay ku dheehantahay munsaabada maalinta gobanimada Jamhuuriyada Djabouti 27 June’’ ayuu ku yiri qoraalkiisa Gen.Cabdisamad.

Xasilooni .barwaaqo iyo weliba horumar dheeraad ah ayuu u rajeyey dowladda Jabouti Gen.Cabdisamad Cali Shire oo in badan ka qayb qaadatey xasilinta dalka iyo nabad ku soo dabaalidiisa una danqatey dhibka haysta walalahooda Soomaliyeed.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Wafdiga IGAD oo la kulmey ergadii dooratay A.Madoobe
''Midnimada Somalia waa Muqadas''
AMISOM oo ka hadashay Kismaayo


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting
KISMAYO, Somalia May 18, 2013 (Garowe Online)

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

Somalia: Kismayo admin detains ‘troublemakers from Mogadishu’

PM Shirdon launches New Deal for Somalia at Mogadishu event

Somaliland minister rejects control of airspace by Somalia govt

Somalia: Council of Ministers pass Puntland Constitutional Court Law

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us