Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Hay’ada WFP oo dhaqaale dalbatay

Barnaamijka Cunada Aduunka ee WFP ayaa codsaday dhaqaale gaaraya $57 oo ay sheegeen inay ku caawinayaan 1.6 Million qof oo Somali ah, kuwaas oo u baahan gargaar deg-deg ah.

Afhayeenka WFP Elizabeth Byrs ayaa sheegtay in hay’adoodu ay gargaar ka bilowday Degmada Kismaayo oo ay Afar sano ka hor Al-shabaab u diiday inay ka shaqeeyaan.

“Waxaan bilownay inaan caawino dadka jilicsan oo Kismaayo ku nool, inta badan dadkaas waa caruur ay nafaqo-daro hayso” ayay tiri Ms. Byrs oo intaa raacisay inay u qorsheysan inay ka fuliyaan Kismaayo howlo lagu dhisyo goobo dadka lagu gargaaro, isbitaalo iyo iskuulo ay caruurtu wax ku bartaan.

Sarkaalada u hadashay WFP waxay sheegtay in dadka u baahan gargaarka ay intooda badan ku nool yihiin goobaha ay weli Al-shabaab ka taliso, iyadoo sheegtay inay ka go’an tahay inay dadka baahan ku caawiso meel walba oo ay joogaan.

“Baahida gargaar ee Somalia hoos ayay uga dhacday sidii ay ahayd sanadkii 2011, markaasoo dalka ay ka dilaaceen abaaro sababay macluul” ayay Byrs ku sheegtay warbin ay hay’adu soo saartay shalay oo Jimco ahayd.

Al-shabaab ayaa Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo kuwa kale ee gargaarka bixiya ka cayrisay Deegaanada Koonfurta iyo Bartamaha Somalia oo gacanta ay ku hayeen sanadihii lasoo dhaafay, inkastoo deegaanadaas intooda badan laga saaray.

Warbixinta hay’ada ay ku sheegtay inay ku caawinayso 1.6 million Somali ah oo gargaar bani’aadam u baahan ayaa imaanaya iyadoo dhawaan ay Somali badan oo Qoxooti ahaa go’aansadeen inay kasoo laabtaan dalka Kenya.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Gudiga kormeerka oo la mgacaabay
Puntland ayaa ka hadashay weerarkii UNDP Muqdisho
Barlamanka oo ka doodaya Guardfu


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: UN compound siege in Mogadishu by Al Shabaab kills 15
MOGADISHU, Somalia Jun 19 2013 (Garowe Online)

Somalia: PM Shirdon condemns attack on UN compound

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us