Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Heshiis laga gaarey khilaafkii Galkacayo

Waxaa heshiis laga gaarey dagaalkii magaalada Galkacayo ka dhacey horaantii bisha Sept,2011 iyadoo halkaas dhowaan dirir labo maalmood socotey ku dhexmartey ciidamada dowlada Puntland iyo maleeshiyo beeleedyo difacayey kooxo halkaas ku dhuumaleysanayey.

Heshiikaan oo lagaga dhawaaqey qado sharaf Islaam Bashiir ku casumey dhamaan ergooyinkii ka qayb qaadatey howshaas ayaa waxaa lagaga iclaamiyey in khilaafkaas laga heshiiyey islamarkaana jiritaanka Puntland yahay mid muqadas ah.

Dowlada Puntland oo goobjoog aheyd kulankaas ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka amniga Khalif Ciise Mudan isaga oo goobta kaga dhawaaqey in Xukuumada aqabashey go'aanada Issimada ku xaliyeen khilaafkaas.

Garaad Maxamad Cilimi oo la hadley BBC-da laanteeda af-Somaliga ayaa sheegey in heshiis lagu xaliyey khilaafkaas uu dhacey iyadoo maalmaha soo socda kulan balaaran ka dhici doono magaalo madaxda Puntland ee Garowe.

Garaadka ayaa hoosta ka xariiqey in dhamaan wixii ka dhacey Galkacayo xaley dhaley laga noqdey islamarkaana la isku waafaqey in midnimada dadka reer Puntland muqadas tahay isagoo u mahadcelyyey dhamaan dadkii ka qayb qaatey xalinta is-maandhaafkaas halkaas ka dhashey.

Dhageyso wareysiga Garaad Maxamad Cilimi isaga oo la hadlaya BBC laanteeda Af-Somaliga.




RELATED:
Muqdisho: Al-shabaab oo sheegtay weerarka UNDP
''Tirada Qaxootigu waa 7.6 Malyan''
Shirka waxbarashada dalka oo furmay


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏
MOGADISHU, Somalia June 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us