Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
Buuhoodle oo laga furey xafiis

GAROWE ONLINE

Degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa urur siyaasadeed Horseed waxa uu maanta 29 January,2013 ka furtey xafiis kadib wafdi xukuumadda ka socdey oo halkaasi gaaray maalinimadii shalay.

Wasiirka Kaluumaysiga iyo khayaraadka bada Puntland Eng.Maxamed Faarax Aadan oo waftigan qayb ka ahaa ayaa Radio Garowe u sheegay inay maanta Buuhoodle ay ka dhacday xaflad balaaran oo xafiiskan lagu furayo,wuxuuna xusay inay ka qayb-galeen qaybaha bulshada ayna soo dhaweyeen nidaamka axsaabta badan.
Wasiirka ayaa dhinaca kele sheegay inay ergooyinkii gobolka Cayn uga qayb-gali lahaa shirweynaha Horseed uu diyaarsanahay oo qaarkood ay soo gaareen Garowe kuwa kelena saacadaha soo socda ay tegi doonaan.

Banaanbaxa ayuu sheegay inuu shalay ka dhacay Buuhoodle,balse wuxuu tilmaamay inaysan qayb ka ahayn dadweynaha oo ay soo dhaweyeen.

Halkan ka dhageyso C/qani Irbad oo wareystey Wasiirka Kaluumeysiga


RELATED:
Gaas oo cod saday in Saado C. Warsame lagu Aaso PL
Caasho Geelle oo Gaalkacyo tagtay
Alshabab oo dilka Saado shegtay


Advertisement
 

Somalia: Puntland President not adamant about domestic, external threats [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: MP murder sparks widespread condemnation

MOGADISHU, Somalia July 23, 2014 (Garowe Online)

United States Condemns the Killing of Somali MP Saado Ali Warsame in Mogadishu

Somalia: Female MP gunned down in Mogadishu amid Ramadan rampage

Somali lawmaker shot dead in drive-by shooting

Somalia: Kenya warplanes target Al Shabaab hideouts again

Somalia: Federal Govt mediates between warring militias in Hiraan

Somalia: Puntland parliament passes controversial media bill

Somalia: Puntland President not adamant about domestic, external threats [Editorial]

Somalia: Puntland Govt seeking to contain polio spread

Somalia's al Shabaab claim responsibility for Kenya bus attack

Somalia: Federal Govt forms technical committee for south-west state

Somalia: Jubaland forces clash with Al Shabaab militants

Somalia: Allied forces, Al Shabaab clash in deadly battle near Qoryoley

Somalia: Puntland leader, UN delegation discuss plight at Danish-funded Prison facility

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us