Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Howgalo lagu qabtay dad badan

Howlgalo lagu qabqabatay kooxo hubeysan oo dhibaatooyin ku haya shacabka ayay maanta 26 December,2012 Booliiska DF iyo kuwa AMISOM ka sameeyeen degmada Xamarweyne, iyadoo howlgalkaas lagu qabqabtay in ka badan 24 ruux oo qaarkood watay dharka Booliiska.

Booliiska iyo DF iyo kuwa AMISOM ayaa waxay tageen dhowr goobood oo ay kooxahan ku sugnaayeen, waxaana dadkii ay qabqabteen ay ku xireen xabsiga bartamaha Xamar oo ku yaala Degmada Xamarweyne.

"Waan soo dhaweynaynaa howgalkan waayo kooxaha la qabtay waa kuwo dhib ku haya shacabka" ayay tiri Haweeney ganacsi ku haysata goobaha laga sameeyay howgalka oo ahayd Bacadlihii hore ee Xamarweyne.

Goobjoogayaal kale ayaa sheegay inay soo buuxsameen saakay agagaarka halka uu ka ka dhacay howgalka gaadiid ay wateen Booliiska AMISOM, kuwaasoo markiiba qabtay dhowr dhalinyaro ah oo hubeysnaa, kuwaasoo lacago aan sharci ahayn ka qaadanayay Boosteejo ay ka rartaan gaadiidka dadweynaha oo halkaas ku taalay.

"Aad baan u soo dhaweynaynaa howgalka waayo waa mid looga horjeedo kooxo lacago baad ka qaata gaadiidka iyo goobaha ganacsiga, ma garanayno meel ay ka socdaan dhowr jeer ayaana ka dacwoonay" ayuu yiri Ganacsade Dukaan ku leh Dhabarka dambe ee Afar Irdoonka Xamarweyne.

Ma jirin wax iskahorimaad ah oo dhacay intii uu howgalku socday, iyadoo howlgalka kadib ay ganacsiga iyo isku socodka gadiidka iyo dadku ay dib u bilowdeen, iyadoo howgalka kadib lagu arkayay goobta dadweyne fara badan oo ku xoomay.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Cudurka Dabaysha oo ay ka digtay WHO inuu faafo
Xus lagu qabtay Bossaso
AU-da oo lagu xusay Muqdisho


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers
GAROWE, Somalia May 23, 2013 (Garowe Online)

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us