Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Howlgalo ciidamada Garowe qabteen

GAROWE ONLINE

Ciidamada amaanka gobolka Nugaal ayaa maanta 8,April 2012 hawlgal ay qaadeen kusoo qabtey ku dhowaad 104 ruux oo looga shakisanyahay xiriir inay la leeyhiin kooxda Al-shabaab iyo ka ganacsiga maandooriyaasha.

Dhame Aadan Muuse Jaamac taliyaha saldhiga dhexe Garowe ayaa warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa maanta waxana uu sheegey in dadkan ay soo qabteen ahaayeen ganacsato ka soo jeeda koonfurta Somalia oo badankood lasii daayey kadib markii damiin laga noqdey qaybna aqoonsi loo sameeyey.


Waxa uu raaciyey taliyuhu in aqoonsi loo sameyn doono dhaman ganacsatada ku sugan Garowe kana soo jeeda gobolada Bay iyo Bakool si ayuu yiri aysan u suurogalin inay kusoo dhex dhuuntaan xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ee gabalkeedu sii dhacayo Somalia.


Sidoo kale waxa uu ka warbixiyey rag lagu soo qabtey khamro iyo maandooriyaal waxana la horgeeyey ayuu yiri taliyaha saldhiga Garowe maxkamada oo lagu xakumey lacag qaan ah.


Sidoo kale waxa digniin ka bixiyey falalka ansha xumada ah ee xiliyada habeenkii lagula baxo baabuurta banaanka magaalada ,isagoona waalidiinta ku booriyey inay gabdhahooda ceshadaan kana dalbadey culimada iyo aqoonyahana sidi looga gacan siin lahaa arintaasi.
 


RELATED:
Gudiga kormeerka oo la mgacaabay
Puntland ayaa ka hadashay weerarkii UNDP Muqdisho
Barlamanka oo ka doodaya Guardfu


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: UN compound siege in Mogadishu by Al Shabaab kills 15
MOGADISHU, Somalia Jun 19 2013 (Garowe Online)

Somalia: PM Shirdon condemns attack on UN compound

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us