Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
UK oo dalabtey in laga baxo SL

"Muwaadin walba ee u dhashey wadanka Ingriiska waa inuu isaga baxaa maamulka Somaliland" sidaa waxaa warsaxafadeed ku saarey wasaarada arrimaha dibada Ingriiska.

Somaliland ayaa waxaa ka shaqeeya hay'daha samafalka dad u dhashey wadanka Ingriiska kuwaasoo khatar ku sugan sidaas ayaa waxaa BBC u sheegey sarkaal sare oo ka tirsan dowlada Ingriiska.

"Waxaan ognahay khatar la hubo iney ku soo fool leedahay dadka Ingriiska ah ee ku sugan Somaliland, qof walba oo wadankaas u dhashey ee diida mas'uuliyada waxaa ka yimaada iyagaa iska leh" sidaas waxaa mar kale sheegey sarkaal u dhashey dalka Ingriiska.

Cabsidaan laga muujiyey Somaliland ayaa dadka u kuurgala arrimaha amniga sheegeen iney tahay mid la filayey iney ka dhaceyso Somaliland madaama ururada argagixisada si buuxda u soo dageen magooliyinka waaweyn kadib markii indhaha ka qarsadeen hay'adaheeda amniga.

Garowe Online+ BBC
RELATED:
Howlgalo dad lagu qabtay Muqdisho
Qarax ka dhacay Suuqa Baydhabo
PL: Suxufiyiinta oo la barayo tebinta Doorashooyinka


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: The Show-Down in Jubbaland Deadlocks
CHICAGO , USA 25 May ,2013 (Garowe Online)

Somalia: Bomb in busy Baidoa market kills 1, injures 14

Somalia: Puntland students sit for final exams

Somalia: Jubaland president accuses Federal Gov of 'organizing clan violence'

Somalia: President Hassan and MP Hosh condemn Kenyan-AMISOM troops

Puntland Government Position on Natural Resources in Somalia

Somalia: The Show-Down in Jubbaland Deadlocks

Somalia President Statement at 22nd IGAD Summit (May 24, 2013)

Somalia: Radio Garowe launches new FM station in Bossaso

Deadly battles in central Somalia between Al Shabaab and nomads

Violence in Somalia scares investors, aid workers

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us