Wararka
Interviews
Somalia
Africa
World
Editorial
Opinion
Business
Features
Analysis
Islam
Health
Documents
Press Releases
Tech & Web
Announcements
Puntland Election
Fikrado/Faalo
Photos
Somali Links
--
All Puntland
Agabso.com
Allsomali.com
Altaqwaa
AAayaha
BBC Somali
Biyokulule
Dayniile
Halgan
Hiiraan
Hornafrik
Horseednet
Puntlandpost
Radio Daljir
Radio Galkacyo
Radio Midnimo
Mudugonline
Qaadisiya
4Somaliwomen
Shabelle Media
SBC Online
Somali Irrigation
SomaliStartpage
Somalitalk
Somaliwide
Wayaha
Widhwidh
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated:
Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Isimada PL ee shirka dasturka Muqdisho
4 May 4, 2012 - 8:24:33 AM
Garoonka diyaaradaha magaalada Gaowe ayaa maanta 04,May 2012 waxa ka anbabaxay isimada Puntland qaaar kamid kuna sii jeedey magaalada Muqdisho ,waxana ay ka qaybgalayaan shirka odayaal dhaqameedyada Soomaaliyeed uga furmaya Muqdisho dhowaan.
Isimada Mudisho u dhoofey ayaa matalaya dhamaan shacabka iyo qaybaha kala duwan ee degta Puntland,waxana qayb ka yihiin ergada odayaal dhaqamedyada oo guud ahaan taradoodu dhantahay 135 oday.
Taliyaha ciidamada difaaca Puntland Gen.Siciid Maxamed Xirsi Siciid Dheere iyo Agaasimaha guud ee madaxtoyada Puntland Dr.Jaamac Warsame ayaa sidoo kale qayb ka ahaa wafdigan u anbaxay Muqdisho.
Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo u hadlay odayaasha ayaa ka warbixiyey ujeedka safarka iyo wafigan si uu yahay.
‘’Waxaa halkan ka baxaya isimada Puntland oo raba inay ka qaybagalaan nabadeynta Somalia shirka ka dhacay xamar iyo sidii looga bixi lahaa KMGnimada’’ ayuu sheegey Suldaan Siciid Maxamed Garaase.
Wasiiro xukuumadda ka tirsan sida Maaliayada Faraax Cali Shire,Hawlaha guud Eng.Daahir Xaaji Khaliif iyo weli Duulista hawada iyo garoomada Puntland Gamuute ayaa sii dhaweyey wafdigan Muqdisho u aadey shirka odayaasha dhaqanka.
Magaalada Muqdisho ayaa waxa dhowanahan ku sii qulqulayey ergada ka qaybgalaysa shirka odayasha dhaqanka oo soo xulaya iyagu xubnaha ansixinaya dastuurka Somalia 15,May hawshiisu bilaabmeyso,sidoo kalena looga fadhiyo inay keenan xubnihii u matali lahaa kuraasta aqalka sharci dejinta Somalia sanadaha afarta ee soo socda.
GAROWE ONLINE
More Articles
RELATED:
Garowe: Dil lagu xakumay ragii dilay Shiikh C/qaadir
Sunta Beeraha oo PL laga digay
Bossaso: Jubaland oo la taageeray
Advertisement
Islam: Muslims and the challenge of creating change