Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Ismiidaamin ka dhacdey Afgooye

Qarax Ismiidaami ah oo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay ayaa maanta 16 June ,2012 ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose oo ay DF iyo AMISOM gacanta ku hayaan.

Weerarkan oo loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa ayaa wuxuu ku qarxay saldhig ay DF ku leedahay Degmada Afgooye, iyadoo Saraakiil u hadlay Dowlada ay sheegeen in qaraxu uu khasaare geystay balse aan la sheegin karin cadadka.

Ciidamada DF iyo kuwa AMISOM ayaa isku gadaamay goobtii uu qaraxu ka dhacay oo ahayd Dugsiga Sare ee Afgooye oo ay dhawaan ay ciidamadu saldhig ka dhigteen.

Dad Goobjoogayaal ah ayaa sheegay inay Qaraxu uu ahaa mid xoogan ayna arkeen Qiiq iyo Uur cirka isku shareertay markii uu Qaraxu dhacay. waxayna dadku intaas ku dareen in dhaqdhaqaaqa degmada oo dhan la hakiyay.

Xubno Al-shababa u hadlay ayaa sheegay inay iyagu iyagu ka dambeeyeen weerarka ayna u adeegsadeen gaari walxo qarxa laga buuxiyay, iyagoo sheegay in goobta ay ku sugnaayeen ciidamo fara badan oo ay ku jiraan kuwa Nabadsugida.

Illaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay weerarkan Ismiidaaminta ah oo ka dhacay degmada Afgooye, waxaana weerarkan uu noqonayaa kii ugu horeeyay oo ka dhaca degmadaas tan iyo markii ay ciidamada DF iyo AMISOM la wareegeen.

Degmada Afgooye ayaa waxaa dhawaanahan booqanayay Madaxweynaha Somalia balse maanta kuma sugnayn, waxaana tani ay cadeyn u tahay in Al-shabaab ay weli khatar muuqata ku tahay Dowlada Somalia.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Khudbadihii laga jeedshay shirka waxbarashada dalka
AMISOM oo Raadaar dawayneysa
Warbixin burcad badeeda Afrika


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo
KISMAYO, Somalia Jun 18 2013 (Garowe Online)

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

Somalia: Gambol Secondary students hold colourful graduation ceremony

Jubaland: Kenya Defence Forces not supporting us

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us