Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Jun 14, 2010 - 8:03:37 PM
Wararka
Issimada Puntland oo guddi iska magacaabey


Kulamadii uga socday magaalada Garowe Issimada Puntland kuwaasoo lagaga xaajonayey sidii loo xalin lahaa khilafka Xukumada Puntland iyo murashaxiinta [Guddiga xalinta khilaafaadka doorahsda] ayaa waxaa maalintii shalay lagu magacaabey guddi Issimo ah.

Warar ku dhow Issimada ayaa tibaxaya in guddigaan ay maanta 3 Dec,2008 la kulmo doonaan masuu'liyiinta sare ee Xukumada Puntland si ay ugala xaajoodaan qaabkii loo xalin lahaa khilaafka ka yimid guddiga Madaxweynaha DGPL magacaabey.

Murashaxiinta Puntland ayaa horey ugu qoordhiibtey Issimada Puntland kadib markii ay ku qanci waayen dhexdhexadin Madaxweynaha Somalia ka sameeyey labada dhinac taasoo tageertay go'aankii Xukuumada iminka talada haysa.

Xubnaha sare ee Xukumada Puntland ayaa diidan iney dib uga noqdaan go'aankii lagu magacabey guddiga xalinta khilafadka kaasoo murashaxiinta ku eedeeyeen inuu yahay mid dhinac u xaglinaya.

Dhinaca kale Madaxweynaha DF ah oo weli ku sugan magaalada Garowe islamarkana ay wada daganyihiin Madaxaweynaha Puntland ayaa waxaa dad badan shaki ka qabaan inuu tageerayo sidii Xukuumada hadda jirta dib loogu soo dooran lahaa.

Madaxweynaha Somalia Cabdulahi Yusuf oo tageeray guddigii uu magacaabey Cadde Muse ayaa sidoo kale wada kulamo hoose oo tageero ugu raadinayo xukumada hada jirta taasoo ku guuldareystey iney wax ka qabato howlhii loo igmadey.

Garowe Online, Garowe

RELATED:
Muqdisho: Duqeymo dhacay
Uganda: Ciidanka AMISOM oo la kordhiyay
Ergayga UN-ka Augustine Mahiga oo Muqdisho booqday

Advertisement
 

Islam: Ramadan - The Month of Self-Restraint

EDITORS PICK:

In the heart of a Somali pirates' lair
HOBYO, Somalia Sep 2, 2010 (AFP)

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us