Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Issimada Qardho oo beeniyey war

GAROWE ONLINE

Odayaasha dhaqanka iyo Isimadda Gobolka Karkaar ayaa beeniyey in dibad baxyo looga soo horjeedo Madaxweynaha Puntland ay ka dhaceen magaalada Qardho xarunta gobolka Karkaar kadib socdaal uu halkaasi ku tagay maalinimadii shalay.

Islaan Mahad Islaan Maxamuud Islaan Cilmi oo ka mida Issimada Gobolka Karkaar oo shir Saxaafadeed warbaahinta ugu qabtey Qardho maanta 24 November,2012 ayaa sheegey in la buun buuniyey wararka mudahaaradyo aan jirin balse ay ahaayeen dad yar oo la khaldey.

Waxa uu tilmaamay Islaanku in Madaxweynuha Qardho ay si weyn ugu soo dhoweyeen ugana hortageen magaalada banaankeeda,iyadoona uu ku eedeeyey dad uusan cararaabin inay ka danbeyeen caruurta banaanka loo soo saarey.

‘’Madaxweynuhu waxa uu yimid dadkiisi iyo dalkiisi ,sii diiran ayaan u soo dhoweyney ,waxaan dadka u sheegeynaa inaysan jirin wax looga soo horjeedo xukuumadda Madaxweyne Farole’’ ayuu yiri Islaan Mahad.


Dhinaca kale wareysi uu BBC-da siiyey wasiirka Amniga Puntland Col.Khaliif Ciise Mudan ayaa ku eedeeyey inay rabshado iyo qalalaaso ka wadaan Qardho xubno horey uga tirsanaa dowladda oo ku guul dareystey inay ka soo baxaan xilkoodi islamarkaasina laga qaadey boosaskoodi.

Laba Qof ayaa ku dhaawacmey shalay ka dib rasaas ciidanka boolisku fureen si ay u kala ceyriyaan caruur iyo haween banaanka loogu soo saarey sidii ay fowdo u sameyn lahaayeen,waxana saraakiisha Cisbitalka Qardho GO u xaqiijiyeen in xaladooda caafimaad ay soo wanaagsanaaneyso.

Halkan ka dhageyso Codka Islaan Mahad Islaan Maxamed Islaan ee maanta


RELATED:
RG oo laga furay Bossaso
Imtixaanka shahaadiga oo beri ka furmaya Puntland
Wasiirada IGAD oo ku shiray Addis


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Radio Garowe launches new FM station in Bossaso
BOSSASO, Somalia May 24, 2013 (Garowe Online)

Deadly battles in central Somalia between Al Shabaab and nomads

Violence in Somalia scares investors, aid workers

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us