Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Italy oo Puntland Amniga ka caawineysa

Safiirka Talyaaniga u qaabilsan Somalia Andrea Mazzela ayaa sheegey in dowladiis u walaac ka muujineyso dagaalyahanada kooxda Al-shabaab ee ku qulqulaya buuraleyda Galgala kadi b markii laga qabsadey Kismaayo iyo deegaano kale koonfurta dalka.

Safiirka oo qoraal ka soo saarey warsaxaafadeed dhowaan Puntland ka dirtey Hawlgalo ciidankeedu ka sameeyey Galgala ayaa balanqaadey in dowladiisu sii wadi doonto taageerada ay siineyso Puntland gaar ahaan sugida amaanka iyo Xasiloonida.

‘’Puntland waxay muujisey go’aan adeeg waxayna u hurto naf sidii loola dagaalami lahaa Argagixisada gobolka’’ ayuu yiri Safiirku.

Ugu danbeyntii ayuu safiirka Talyaaniga Somalia u fadhiya waxa uu tacsi u direy madaxweynaha Puntland iyo qoysaskii ay askartu kaga geeriyootey dhowaan Qarax Miino baabuurkoodi haleeshey.

Talyaaniga ayaa ka mida dalalka Kaalinta hore kaga jira taageerida mashaariicda horumarineed Puntland ,waxana magaalada Garowe ka socda dhismaha Idaacada iyo Telefishin ay dowladu leedahay islamarkaasina Talyaanigu bixinayo dhaqaalaheeda.

GAROWE ONLINE

RELATED:
Wasiirada Dibadda ee IGAD oo ku shiray Addis Ababa
Cudurka Dabaysha oo laga digay Somalia
Xus lagu qabtay Bossaso


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Deadly battles in central Somalia between Al Shabaab and nomads
BELEDWEYNE, Somalia May 24, 2013 (Garowe Online)

Violence in Somalia scares investors, aid workers

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us