Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Apr 3, 2012 - 2:47:55 AM
Wararka
Jabouti :Shirkii ICG oo soo dhamaadey


Kooxda xiriirka caalamiga ah ee Somalia shirkii uga socdey magaalada Jabouti ayaa waxa galabta 6,Feb ,2012 lagu soo gabagabeeyey halkaasi.waxana shir saxafadeed lagu qabtey ku saabsan waxyaabihii looga hadlay.

Raysal wasaaraha DF Somalia Prof.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ,ergayga gaarka ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Somalia Dr.Augustine Mahiga iyo Dr.Jerry Rowlings wakiilka Midowga Afrika Somalia u qaabilsan ayaa siwadajir ah saxaafada kula hadlay oo uga warbixiyey shirkan socdey labada maalmood.

“Waxa lagaga hadlayay laba ajande oo aad u waawayn, ajandaha koowaad waxa weeye dhulka laga xoreeyey Al-shabaab sidii loo xasilin lahaa loona gaarsiin lahaa dadka wixii ay u baahanyihiin oo tashiilaad ah dawladnimo ,mucaawino iyo maamul intaba ,ajandaha labaad ee shirka looga hadlay ee aad loo falanqeeyey sidii si nabadgelyo ah oo wanaagsan loo soo dhamaystiri lahaa KMG’’ Ayuu yiri Dr.Gaas.

Dhanka kale wakiilka Qaramada Midoobey ee Somalia Dr.Augustine Mahiga oo isna ka hadlay shir saxaafadeedka ayaa sheegay in todobaadka soo socda uu hadal ka hor jeedin doonto Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey,waxana uu raacieyey inuu gudbin doono codsigii Midowga Afrika soo jeediyeen in kordhinta tirada ciidamada AMISOM oo la gaarsiinayo 17,500 oo askari.

Kulanka kooxda xiriirka caalamiga ah ee Somali ICG (International Contact Group on Somalia) ayaa waxa siwadajir ah waxa u gudoominayey Qaramada Midoobey iyo Marayakanka ,waxana ka qaybgalay dhinacyada siyaasada Somalia iyo daneeyaashaba.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Odeyasha oo laga baajiyey Turkiga
Dagaal culus oo Dayniile ka dhacay
WFP oo xayiraad lagu soo rogay

Advertisement
 

Somalia: Why rush such an important constitution?[Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia leaders meet at African Union headquarters for constitution, elections process
ADDIS ABABA, Ethiopia May 21, 2012 (Garowe Online)

Statement of the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) at Meeting of Somali Principals

Somalia: Amb. Mahiga warns Somali politicians to stop meddling with selection process

Somalia: Ethiopia military to increase onslaught against Al Shabaab

This week in Somalia

Somalia: Amb. Mahiga calls for ‘transparent’ inquiry to Hargeisa land dispute

Somalia: Roadmap signatories will meet to discuss progress

Somalia: SRSG Statement on Hargeisa Incident

Plenty rain in Somalia

Somalia: Multiple explosions in Mogadishu kill 8

Somalia: Ethiopia commander in Somalia says 'not a problem to liberate Kismayo'

Somalia: Kenya police loot businesses in Dadaab after explosion

Somalia: Statement by the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) Presented at Indian Council on World Affairs

Somalia: MSF to restructure health support in Galgaduud due to deteriorating security

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us