Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Jariifka badda oo la mamnuucey

GAROWE ONLINE

Wasiirka wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka bada dowlada Puntland Eng.Maxamad Faarax Aadan oo la hadlayay Radio Garowe ayaa sheegay inay mamnuuceen Kaluumeysiga doonyaha shisheeye ay ka wadaan xeebaha Puntland oo dhowaanahan soo badanayey Jariifka Khayraadke badeena.

Wasiirka ayaa tilmaamay inay ka go'an tahay sidii loogu garaabi lahaa kaluumaysatada Puntland oo ashtako ka ah maraakiib qowlaysato ah islamarkaasina hubaysan,wuxuna sheegay inay tilaabo cad ka qaadi doonan marakiibta jariifka ah ee ksoo qulqulaya xeebaha .

Maxamad Faarax Aadan ayaa cadeeyey inay heegan buuxa ugu jiraan ciidanka bada Puntland sidii gacnata loogu soo dhigi lahaa doonyadaha jariif badeedka ah ee ka socda wadamada Iiran iyo Yemen.

Go'aan kaani kasoo baxay wasarada kallumaysiga Puntland ayaa waxa uu kusoo aadayaa xili cabashada ka soo yeeraysay kaluumaysatada Puntland ay cirka isku shareertay,taasoo ku aadan in wax laga qabto maraakiibta sida sharci darada ah uga kaluumaysanaya xeebaha.

Halkan ka dhageyso Cali Fantastic oo wareysanaya wasiirka kaluumeysiga


RELATED:
Muqdisho: Al-shabaab oo sheegtay weerarka UNDP
''Tirada Qaxootigu waa 7.6 Malyan''
Shirka waxbarashada dalka oo furmay


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏
MOGADISHU, Somalia June 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us