|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
| Last Updated: Apr 3, 2012 - 2:47:55 AM |
|
|
|
 |
 |
|
|
|
Khudbad Madaxweynaha Puntland akhriyey 1 July
1 Jul 1, 2011 - 1:03:04 AM
|
Xaflad habeenkii xaley lagu qabtey 30 July,2011 xarunta Madaxtooyada dowlada Puntland ee Garowe ayaa waxaa lagu xusey 51 guuradii markii xornimada qadatey Somalia taasoo ay kasoo qayb galeen marti sharaf farabadan.
Munaasabadan oo lagu sameeyey calansaarka Somalia saqdii dhexe 1 July,2011 ayaa waxaa kasoo qayb galey golayaasha dowlada, Issimada Puntland, qaybaha kala duwan ee bulshada iyo marti sharaf ka socota hay'adaha ajnabiga ah ee ku sugan magaalo madaxda.
Waxaa lagu soo bandhigey xafaladan sugaan farabadan, tariikhdii xornimo doonka, khudbado ay akhriyeen issimada iyo culumaa'udiinka Puntland.
Gabagabadii munasabadaan ayaa waxaa khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysa ka akhriyey Madaxweynaha Puntland Mud. Cabdiraxman Maxamad Farole.
Dhageyso khudbada Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Farole
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|