Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Kulan lagu qabtey Bossaso

GAROWE ONLINE

Magaalada Boosaaso waxaa maanta 02 December,2012 lagu qabtay shir lagu soo bandhigayey siyaasadda barakacayaasha Puntland ,waxaana ka qayb-galay saraakiil ka socotey hayada Qaramada Midoobey u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR iyo wasaaradda arimaha gudaha Puntland.

Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Puntland Cali Yuusuf Cali Xoosh oo la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay in buuga siyaasadda barakacayaasha ay maanta soo bandhigeen uu yahay mid dano badan ay ugu jirto barakacayaasha,wxuuna intaas raacshy inay ku qanceen barkacayasaha & hay'ada qaxxootiga Aduunka ee UNHCR.

Wasiirka ayaan waydiinay inay hoos u dhaceen barkacayaashu,madaama ay koonfur ka imaanayeen,wuxuuna ugu jawaabay inay weli ay yimaadaan,balse ay jiraan dad yar ka kabaty dhibtooyinkii ay uga soo carareen dibna u noqday.

Fikirka in siyaasad loo sameeyo barakacayaasha ayuu Xoosh tilmaamy inuu ka yimid Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan xilli 2009 shir barkacayasha ku saabsan uu ka socday dalka Uganda.

Tan iyo burburkii dowladda dhexe Somalia waxa Puntland ku soo qulqulayey kumanaan dad ah oo konfurta iyo bartamaha Somalia ka soo baxsadey colaada iyo abaaraha ka dhici jirey.

Halkan ka dhagayso C/qani Irbad oo wareysanaya Wasiir Cali Xoosh


RELATED:
Maxkamada Bossaso oo ku riday xukuno Jariifayaal
DF oo ka hadashay go’aankii SL
TPEC oo shaacisay xiliga doorashada


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland police receive gender violence training
GAROWE, Somalia May 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

Somalia: Kismayo admin detains ‘troublemakers from Mogadishu’

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us