Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Garowe: Lacago faalso ah oo la qabtey

GAROWE ONLINE

Lacago Been abuur ah oo Shilinka Somaliga ah ayaa Ciidamada Booliska gobolka Nugaal waxa u suuroobey inay gacanta ku dhigaan taasi oo gaareysey ilaa 12-Milyon.

Shir saxaafada maanta 10 November,2012 xarunta wasaarada maaliyada Puntland lagu qabtey ayaa waxa isugu yimid ku simaha wasiirka ahna wasiir ku xigeenka maaliyada Cabdi Ibraahim Warsame''Qowdhan'' ,agaasimaha Bangiyada Puntland Xirsi Maxamed Jaamac iyo Taliyaha Barta Kantaroolka Koonfureed ee Garowe Dhame Gaarane Wakiil Diiriye.

Wasiir ku xigeenka maaliyada Puntland Cabdi Qowdhan ayaa bilowgii ka hadlay lacagahan oo uu sheegey in dhowaanahan ay ku soo qulqulayeen deegaanada Puntland iyaga oo ka imanaya dhinaca Koonfurta dalka.

Ganacsatada iyo Sariflayaasha ayuu uga digey inay lacagahan isticmaalaan ama keenaanba guud ahaan Puntland ,iyadoona uu ku amrey ciidamada Baraha kantaroolada fadhiya inay si fiican u baaraan gaadiidka ka imanaya waqooyiga iyo Koonfurta dalka.

Taliyaha Kantaroolka Koonfureed ee Garowe Dhame Gaarane Wakiil Diiriye ayaa dhankiisa ka waramay qaabka ay lacagtan u soo qabteen iyo mid ka horeysey oo gaari xoolo sidey laga dhex helay.

Waxa uu ku adkeeyey Gaarane inay sii wadi doonaan xoojina doonaan baritaanada gaadiidka lagu soo dhex qariyo lacagahan faalsada ah ,isagoona raaciyey in Malab lagu soo qariyey tii ugu danbeysey ee qabteen.

Mudooyinkii ugu danbeysey ciidamada booliska Puntland ayaa dagaal xoogan kula jirey dabagalka iyo gubida lacagaha Faalsada ah kuwaasi oo Suuqa Sicir barar xoogan ku ridi kara hadii ay galaan ,waxana ay ahayd dhowaan markii 135 Kun oo Doolarka Maraykanka lagu gubey Galkacayo.

Halkan ka dhageyso Warbixinta Cawil Cali Jaamac ka diyaariyey


RELATED:
Sunta Beeraha oo PL laga digay
Doorashada Jubaland oo lagu taageeray kulan Bossaso
Saacid oo la kulmay Ergayga AU


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote
MOGADISHU, Somalia May 22, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us