Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
M.Puntland oo ka hadley dilka

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamad Farole oo ka hadley caawa 15 Feb,2013 dilkii waxashnimada ahaa ee loo gaystey galabta alaha u naxariistee Shiikh Cabdulqadir Nuur Farax ayaa xaqiijiyey in ciidamada amniga gacanta ku hayaan qofkii gaystey dilkaas.

Madaxweynaha Puntland ayaa dilkaan ku eedeeyey kooxaha argagixisada ah ee Al-Shabaab isagoo xusey in ciidamada  amniga gacanta ku hayaan gacan ku dhiiglaha.

Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax ayaa galabta 15 Feb, 2013 lagu diley masjid gudihiis kaasoo ku yaala bartmaha magaalo madaxda Puntland ee Garowe isagoo markaas tukanaya salaada casar.

Shaqaalaha Garowe Online iyo Radio Garowe ayaa tacsi u diraya Sheekh Cabdulqaadir anaga oo leh samir iimaan ha ka siiyo eheladiisa iyo dhamaan shacabka Puntland meel kasta ay joogaan,anagoo leh jana fardowza ilaahey ha ka waraabiyo. Aamiin...Amiin.


Dhageyso wareysiga Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Farole



RELATED:
Garowe: Doorka haweenka PL ee doorashada oo laga shiray
AMISOM: ''Amniga waan sugaynaa''
Xildhibaano ka laabtay Mooshin


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman
MOGADISHU, Somalia May 21, 2013 (Garowe Online)

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us